Home.Warka

Madaxweynaha Jubaland oo gaaray Garoowe.

Like Tweet Pin it Share Share Email

  

Madaxweynaha Dawladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo ku xigeenkiisa Gen Fartaag ayaa goor dhaweyd ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalo madaxda Puntland ee Garoowe .
Waxaana soo dhaweyntooda ka qeyb-qaatay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi , ku xigeenadiisa , wasiiro , xildhibaano , waxgarad iyo masuuliyiin kale .


Waxaana goor dhow la filayaa in masuuliyiinta dowlad gobaleedyada ay kawada hadlaan xallinta khilaafka ka jira Gaalkacyo.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *