7 Qof oo ku Dhimatay Dagaalka Beledweyne.

  
Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal beeleed kaas oo sababay dhimashada illaa 7 qof halka dhaawacuna kor u dhaafay illaa 36 qof.
Agaasimaha Cusbitaalka Beledweyne Axmed Maxamed Khaliif ayaa sheegay in dhaawac kala duwan la soo gaadhsiiyey cusbitaalkooda isla markaana ay qalliin u sameeyeen illaa afar ka mid ah.

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post