Home.Warka

Donald Trump oo ka hadlay siyaadiiisa dibada.

Like Tweet Pin it Share Share Email

  

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ugu horeeyo ayaa fikradisii ugu balaarnayd ka bixiyay siyaasada arrimaha dibbedaTrump waxuu cadeeyay habka ugu horeeya ee Maraykanka uu u wajihi doona siyaasada arrimaha dibada.

Mar u wareysi la yeeshay jaraa’idka Newyork Times waxaa u sheegay in uusan ahayn gooni u goosad

Balse waxa uu sheegay inuu ka walaacsan yahay qaabka Maraykanka ay u isticmalaan wadamada saxiibadiisa ah

Donald Trump ayaa intaasi ku daray in u dhamaan joojini doona shidaalka maraykanka u kasoo ibsanaayo Dalka Sacuudiga

Waxuuna arintaasi shuruud uga dhigay in Sacuudiga uu ciidan u diro Suuriya.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *