Home.Warka

Maraykanka oo diiday xoojinta xakamaynta hubka laga iibiyo shacbiga.

Like Tweet Pin it Share Share Email


Aqalka sare ee baarlammaanka dalka Maraykanka ayaa diiday qorshe la doonayay in lagu xoojiyo xakamaynta hubka.Qorshaha la diiday ayaa dhigaya, in aan hub laga iibin qof kasta oo lagu tuhmay inuu xiriir la leeyahay argagixisada.
Intii ka dambeysey weerarkii ay ku dhinteen 49-ka qof ee dhawaan ka dhacay gobolka Florida, ayaa qalka Senate-ka waxaa loo gudbiyay ilaa afar qorshe oo ku saabsan arrimaha hubka ee shacabka Maraykanka.
Xisbiyada siyaasadeed ee dalkaas ayaa ku kala aragti duwan, qaabka loo maaraynayo hubka laga iibinayo dadka shacabka ah.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *