Home.Warka

Nin isku Dayey inuu dilo Donald Trump oo la qabtay.

Like Tweet Pin it Share Share Email



Washinton(Nin dhalasha ahaan ka soo jeeda dalka Ingiriiska oo isku dayay in qori ka dafo mid ka mid ah ilalada musharaxa Xisbiga Jamhuuriga , kadibn uu dilo Donald Trump, ayaa la qabtay
.

Falka isku dayga dilka lala damacsanaa Musharaxa Xisbiga Jamhuuriya Donald Trump ayaa ka dhacay magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.Sida laga soo xigtay garsoore ka tirsan Maxkamad ku taal magaaladaasi.

Eydaysanahaasi ku fashilmay dilka Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ayaa waxaa lagu magacaabaa michael istvan, waana 19jir oo British ah, waxaana la sheegay inuu joogay Mareykanka muddo sanad iyo bar, muddo sanad ahna uu waday qorshe uu ku dili lahaa Trump.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *