Sawiro: Qaraxa Hotel Naasa Hablood .


inta la Xaqiijiyay 11 ruux ayaa ku geeriyootay in kabadan 20 kalana wey ku dhaawacmeen Weerar Galinkii dambe ee Maanta kooxda Al-shabaab ay ku qaadday Hotelka Naasa Hableeo One ee Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo ku sagan gudaha Hotelka Ayaa sheegay in ciidamada ay ku howlanyihiin baaritaan lagu xaqiijinayo Ammaanka.

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in ciidamadu ay toogteen Sadex Kamid ah Maleeshiyada Gudaha u gashay Hotelka, halka Mid Afaraadna uu isqarxiyay Bilaawgii hore ee Weerarka.


Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post