Home.

Madaxweynaha Malawi “Dadka waa in ay cunaan dooliga iyo cayayaanka”

Like Tweet Pin it Share Share Email


 Madaxweynaha dalka Malawi Peter Wa Mutarika ayaa dadka dalkiisa ugu baaqay in ay cunaan dooliga iyo cayayaanka si ay oga hortagaan gaajada dalkaasi ka taagan.
Waxa uu hadlayay kadib markii dalkaasi ay soo foodsaartay cunno yaraan xoog badan, gaar ahaan gallayda oo gabaabsi noqotey.
Isaga oo ka hadlayay meel fagaaro ah ayuu sheegey in aysan jirin sabab ay dadka u gaajoodaan maadaamaa la helayo dooli badan iyo cayayaanka noocyadiisa kala duwan oo lagu gaajo beeli karo.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *