750 kun qof oo Xalay ku dukatay Masjidka Nabiga. Scw .


Xalay oo ku beegneyd habeenkii 27-aad ee Raamadaanka oo inta badan lagu tiriyo inay ku jirto habeenka Laylatul qadriga, ayaa waxaa salaada Cishaha iyo Taraaxiixda Masjidka Nabigeyna Suuba ee Madiina ku Dukaday, in ka badan 750kun oo qof.

Wakaalada Wararka islaamka Iina, ayaa sheegtay in Xukuumadda u adeegaha labada Xaram ee Shariifka, ahna Boqorka Sacuudi Careebiya Boqor Salman Bin Cabdulcaziz, ay Masjidka Nabiga u dhameystirtay wax walba oo Muslimiinta ku cibaadaysanaysa u sahlaya ama ay ugu baahan yihiin gudashada waajibaadkooda diiniga ah, sida biyaha, Korontada iyadoo isla masjidka gudihiisa loogu adeegayo.

Share this post

Post Comment