Maxkamadda Sare Sacuudiga oo ku baaqday in Beri Glab la fiiriyo bisha Shawaal.

Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa ku baaqday in beri galab oo Isniin ah, kuna began 29ka bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1437 Hijriyada, in la fiiriyo bilashada Bisha Shawaal.


Wakaaladda Wararka Sacuudiga, ayaa intaa raacisay, inay Maxkamaddu ka codsanyso cid allaale cidii Isheeda ku aragta ,ama qalabka mikarasoobka ee aragga soo dhaweeya, inay gaarsiyaan Maxkamadda ugu dhow ee dalka Boqortooyada Sacuudiga si loo diiwaangeliyo shahaadada cidda kale ee la aragtay.

Share this post

Post Comment