Qarax Ka Dhacay Degmada Wadajir.

DEG-DEG

Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhaawacantay qarax maanta ka dhacay degmada Wadajir.

Dabley looga shakiyay inay yihiin Al-shabaab ayaa bam gacmeed ku tuuray Suuqa Madiina ee degmada Wadajir.

Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo kala duwan, hal askari oo boolis ah ayaa kujira dadka dhaawacmay.

 

Share this post

Post Comment