Home.Warka

Boliis lagu dilay Magaalada Dallas

Like Tweet Pin it Share Share Email

dallas police shooting

Ugu yaraan Shan   Askari oo ka tirsan Boliiska magaalda dallas ee dalka Maraykanka ayaa lagu dilay weerar gaadma ah oo halkaasi ka dhacay,halka Todoba kalena uu ka soo gaaray dhaawacyo kala duwan.

David Brown, oo ah madaxa ciidanka Boliiska Dallas ee gobolka Taxes oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay weerarka geysteen rag xamaasadeysan, kana soo jeeda madowga ee dalka Maraykanka, iyagoo toogtatay 11 ka mida Boliiska waxaana goobtaasi ku dhintay Saddex sarkaal halka midka kalena uu wax yar ka dib u dhintay dhaawacii soo gaaray.

Boliiska Dalka maraykanka ayay in dhawaalaba xurguf kala dhaxaysay Madaowga dalkaasi ku dhaqan, taasoo anay dowladduna xal u weyday dhacdooyinka lagu dilayo dadka Madoow,waxanay tallaabadani u muuqataa mid aargoosi ah.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *