Home.Warka

Obama oo beeniyey in shacabka Mareykanku ay kala qeybsameen.

Like Tweet Pin it Share Share Email


Barack  Obama oo ah Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa beeniyay in dadka dalkiisa ay kala qeybsameen kaddib toogasho dexmartay booliska iyo dadka asalkooda Afrikanka yahay.
Obama ayaa sheegay inaysan run ahayn in farqiga jinsiyadda uu gaaray heerkii 1960-meeyadii meeshii ay joogtay.
Shan askero oo caddaan ah ayaa toogtay nin madow ah, intii ay socdeen isu soo baxyo ka dhacay Dallas.
Ninkaasi waxa uu sheegay in uu ka carooday wax uu ku tilmaamay daandaansiga ciidamada oo gacantooda ay ku dhinteen laba qof oo madow ah todobaad gudihiisa.
Madaxweyne Obama ayaa sheegay in inkastoo ay waajib ku tahay qofkasta oo Mareykan ah uu u istaago cadaaladda, haddana looga baahan yahay inuu booliska taageero.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *