Home.

Deg Deg: Dowlada Turkey oo la afgambiyay. 

Like Tweet Pin it Share Share Email


Wararka ka imanaya wadanka Turkiga Ayaa sheegaya in la afgambiyay dowladii Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. 

Wararka Ayaa sheegaya in Milirariga wadankaas ay afgambiyeen dowladii lana wareegeen xukunka . 

Ilaa hada dowladii Ama Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan Kama Hadlin arintan .

La soco Faafiye.com wixii soo kordha. 

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *