Qarax Weerar Is miidaamin ah oo goor dhow lagu qaaday xarunta CID ee magaalada Muqdisho.

qaraxii xarunta CID-da-2

Waxaa weeraro qarax miidamin ah lagu qaaday xarunta Danbi baarista CID-da ee Magaalada Muqdisho.

Weerarkan oo ahaa mid Ismiidaamin iyo mid loo maleenayo in uu toos yahay ayaa lagu qaaday xarunta booliiska CID-da ee magaalada Muqdisho, waxaana xaruntaasi hada laga maqlayaa rasaas ka dhacaysa qoryaha fudud, iyadoo aan la ogayn cida ridaysa.

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post