Home.Warka

DHAGEEYSO: Masaajidyo Ku Yaalla California oo Helay Farriin ah in Muslimiinta la Xasuuqayo.

Like Tweet Pin it Share Share Email

massajid

Golaha xiriirta Muslimiinta iyo Maraykanka ee loo soo gaabiyo CAIR ayaa booliska gobolka California ka codsatay inuu ilaaliyo masaajidyo gobolkaasi ku yaalla oo helay waraaqo lagu taageerrayo madaxweynaha la doortay ee Donald Trump, sidoo kalena Musliminta loogu hanjabay in la xasuuqi doono.

Faah faahinta Warkaasi ka dhageyso santuuqa hoos ka muuqda.

Comments (0)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *