UNHCR oo dalbatay baaritaan laagu sameeyay qaxootigii Soomaalida ee Yaman lagu laaayay.


Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa ku baaqday in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo duqeyntii loo geystay qaxooti Soomaali ah oo todobadkii aynu soo dhafnay dooni ay sarnayeen loogu geystay xeebaha dalka Yemen.
Qaxootigaas ayaa la sheegay in ay wateen warqado aqoonsi rasmi ah oo ay bixisay hay’adda UNHCR, waxa ayna ku sii jedeen dalka Suudaan kahor inta aanay weerarin diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah.

 HALKAN KA DHAGEEYSO: Ergeyga Gaarka ah ee UNCHR u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Maxamed Cabdi Affey 

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post