Daawo VIDEO : ‘Gaajo ayuu u dhintay wiil aan dhalay oo shan jir ahaa’

Cabdiweli waa aabe dhalay will shan jir ahaa oo gaajo ugu dhintay magaalada Xarfo ee Puntland isbuucii hore. Wuxuu ka mid yahay kumanaan ku barakacsan duleedka magaaladaasi.

RIIX HALKAN KA DAAWO VIDEO GA 

Author: Liban Farah

Editor of Faafiye.com
Host of Faafiye Show
I can be reached by Email at editor@faafiye.com

Share this post