42 BOOLIS ah ayaa lagu dilay Kenya

Published on November 12, 2012 by   ·   No Comments



Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in tirada ciidanka booliiska ee lagu dilay weerarkii sabtida ay hadda gaartay ugu yaraan afartan iyo labo.

Dad goobjoog ah iyo warar booliiska laga helay ayaa sheegaya in meydad dheeraad ah laga helay maanta degaanka Sambru County ee waqooyiga dalka.

Dadka degaanku waxay sheegeen in laga cabsi qabo in rabshado dheeraad ah dhacaan, iyadoo xiisad ay ka taagan tahay degaanka oo la geeyay ciidamo aad u hubeysan.


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
WordPress Themes