Askari Faraniis oo lagu dilay Soomaaliya.

Published on January 12, 2013 by   ·   No Comments


french Hostage

Askari ka mid ah ciidanka qaaska ah ee Faraniiska iyo qofkii ay badbaadinayeen ayaa lagu dilay tuulada Buulo Mareer ee koonfurta Soomaaliya, kadib markii ay qaadeen weerar ay ku badbaadinayaan qof Faransiiska u dhashay oo lagu afduubay Soomaaliya 2009kii.

Wasaarada gaashaandhiga ee Faransiiska ayaa sheegtay in Denis allex oo ka tirsanaa sirdoonka Faransiiska ay dileen dadkii afduubay, kadib markii uu dagaal dhexmaray maleeshiyada islaamiyiinta iyo ciidamada Faransiiska. Toddobo iyo toban islaamiyiin ayaa lagu dilay weerarka.

Denis Allex ayaa lagu afduubay magaalada Muqdisho sanadkii 2009kii.
Weerarka ayaa xalay ay qaadeen ciidamada qaaska ah ee Faransiiska iyagoo lagu keenay helikontar saldhig ay islaamiyiinta ku lahaayeen koonfurta Soomaaliya..


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Weboy