Askari Faransiis oo la sheegay inuu dhintay.

Published on January 14, 2013 by   ·   No Comments


askari faransiis meydkiisa

Kooxda Islaamiga ee al-Shabaab ayaa sheegtay in askari Faransiis ah oo dhaawac ahaa oo ay ku qabteen hawlgalkii fashilmay ee Faransiiska uu dhintay.
Al-Shabaab ayaa sheegtay inuu u dhintay askarigaasi dhaawacyadii soo gaaray.

Shabaab ayaa boggooda twitterka ee internet-ka waxa ay soo geliyeen sawirro oo muujinaya nin caddaan ah oo meyd ah, oo dhulka yaalla oo hub iyo qalab badan ooo militerina ay ag yaalaan.

Shabaab waxa ay ku sheegtay inuu yahay taliye Faransiis ah oo ku jiray hawlgalkaasi fashilmay.

Sawirrada lama xaqiijin karo, laakiin dowladda Faransiiska ayaa cambaareysay daabacaadda sawirka.

Faransiisku waxa ay horey u sheegee inay aaminsan yihiin labo askari iyo ninkii la heystay in ay dhamaantood ku dhinteen dagaalka intii uu socday.

Sideed qof oo rayid ah ayaa lagu dilay isku daygaasi lagu doonayay in lagu soo furto la hayste Faransiis ah Denis Allex.

Al-Shabaab oo gacanta ku heyso ninkaasi Faransiiska ah, Denis Allex ayaa sheegtay in uu weli nool yahay


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
WordPress Blog