Cali Maxamed Maxamuud oo lagu XUKUMAY 25 SANO oo Xarig ah.

Published on November 15, 2012 by   ·   No Comments


Cali Maxamed Maxamuud oo ahaa Ninkii Ku dilay Magaalada Bufallo NewYork Will uu adeer u ahaa ayaa Maanta laa xukumay .

Ninkan ayaa lagu  helay dambigii dilka uu ugeystay wiil uu adeer u ahaa oo 10 Jir ahaa,  Waxaa lagu xukumay   25 sano oo xarig ah .

Ninkan Ayaa  Wuxuu  Booliska Magaalada Buffalo u qirtay in uu dilay wiilka yar isagoo sheegay in u afka uga xiray sharooto ( Duct Tape) kadibna garaacay wiilka yar ilaa uu ka dhintay .

Cali Maxamed Maxamuud ayaa dilay wiilkan Yar Bishii Afaraad (April) ee sanadkan , isagoo sabab ka dhigay in uu wiilka yar ku madax adeegay .

Hooyada wiilkan ayaa shaqo Ku maqneed marka la dilay , Markii ay ka soo baxday shaqadaas ayeey ka weeyday wiilkeeda yar Guriga,  kadibna  wacday Booliska iyagoo Markeey Baareen Guriga ka helay Meydka wiilkan yar Qeybta Hoose ee Basement ga.

Xariga lagu Xukumay Cali Maxamed Maxamuud ayaa ah Mid u dhexeeya ilaa 25 sano iyo Xabsi daa’im.


Tags:  ,

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
WordPress Blog