Dastuurka

Dastuurka Cusub: Cutubka 9aad Laanta Ful

CUTUBKA 9AAD-LAANTA FULINTA EE FEDERAALKA Xulashada 2aad: Nidaamka Madaxtooyada Qodobka 94aad-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa madaxa Qaranka iyo xukuumadda, waana astaanta midnimada Qaranka.

Continue Reading »

More Dastuurka

Dastuurka Cusub: Cutubka 7aad Qaab-Dhismeedka Federaalka ee Jamhuuriyadda

CUTUB 7AAD-QAABDHISMEEDKAFEDERAALKA EE JAMHUURIYADDA Qodobka 55aad-Qaabdhismeedka Jamhuuriyadda (1)  Soomaaliya waa Jamhuuriyad Federaali ah, taasoo dadku, si dimoqraaddi ah, ay awood ugu leeyihiin in ay ugu

Continue Reading »

Dastuurka Cusub: Cutubka 1aad – Baaqa Jamhuuriyadda

UTUBKA 1AAD - (BAAQA JAMHUURIYADDA) Qodobka 1aad - Mabaadi'da Asaasiga 1. Dastuurka Soomaaliya waxaa saldhig u ah Quraanka kariimka ah iyo Sunnada Nabi Muxammed (scw), wuxuuna hormarinayaa maqaasidda shareecada iyo cadaaladda ...

Dastuurka Cusub: Cutubka 6aad Matalaadda Shacabka

Qodobka 51aad-Mabaadi’da Guud ee Matalaadda (1) Nidaamaka doorashadu waa in uu ku dhisnaadaa mabaadi’da soo socota: (a) Ku-dhaqanka xuquuqda siyaasadda ee muwaaddiniintu waxay ku caddahay qodobka 27aad. (b) In geeddisocodka ...

Dastuurka Cusub: Cutubka 5aad Dhul, Hanti iyo Degaan

Qodobka 48aad-Dhulka (1) Dhulku waa kheyraadka koowaad ee Soomaaliya iyo saldhigga nolosha dadka. (2) Dhulka waa in loo haystaa, loo adeegsada, loona maamulaa si caddaalad ah, waxtar leh, waxsoosaar joogto ahna ...

Dastuurka Cusub: Cutubka 4aad Waajibaadka Jamhuuriga ah

// // Qodobka 47aad-Waajibaadka Muwaaddinka (1) Shareecada Islaamku waxay ilaalinaysaa isu-dheelitirnaanta xuquuda iyo waajibaadka. (2) Waajibaadka waddaniga ah sina loogama sooci karo ku-dhaqanka sinnaanta, xorriyaadka iyo xuquuqda kale. Sidaas darteed, muwaaddin kasta ...

Dastuurka Cusub: Cutubka 3aad Xuquuqda Aas-aasiga ah

Qodobka 15aad-Dhaqangelinta Xuquuqda Asaasiga Ah 1       Xuquuqda aas-aasiga ah iyo xorriyada lagu aqoonsaday cutubkan waa in mar kasta la dhowraa marka sharci la dejinaayo, lana fulinaayo. Sidoo kale, qof kasta, hay’adaha ...

Dastuurka Cusub: Cutubka 2aad Jinsiyadda

// // CUTUBKA 2AAD JINISIYADDA Qodobka 9aad – Xuquuqda Gaarka ah ee Muwaaddiniinta 1.     Qos kasta oo ku dhasha gudaha Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali. 2.     Muwaaddiniintu ayaga oo siman waxay leeyihiin: a.     Xuquuda, ...

faafiye.com
.Warka
mandhera

Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo iska hor-imaadka qabiilada xuduudka isaga gudba

Iyada oo shaqaaqooyin aad u xun ay ...
maxamed-cabdi-yuusuf-300x218

Xildhibaano ka noqday mooshin ay uga soo horjeedeen Shirdoon iyo Xukuumadda.

Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ...
tonadaao

Duufaan cagta marisay magaalada Oklahoma, USA [Sawiro]

Duufaan xoogleh ayaa dulmartay magaalada ...
kaluumaysato1

Maxkamad Puntland ah oo 78 Iraaniyiin ah ku ganaaxday kalluumaysi sharci-darro ah.

Maxkamad ku taal Boosaaso ayaa dambi ku ...
afarool

Garoowe: Guryo loo dhisay barakacayaal.

Madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ...
images (1)

Barre Hiiraale iyo IGAD oo kulan Xasaasi ah Yeeshay.

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta ...
Cabdi Naasir seraar

Cabdi Naasir seraar:Dowlada Somaaliya waxay caasi ku noqotay shacabka reer kismaayo.

Afhayeenkii mamulkii KMG ahaa ee magaalada Kismaayo ...
Hassan-Sheikh-Mohamud-with-Mahbub

IGAD: Waan tixgelinaynaa dastuurka iyo midnimada Soomaaliya.

Urur-goboleedka IGAD ayaa sheegay inay tixgelinayaan midnimada ...
Featured Video
Ciyaaraha/Sports
.
Free WordPress Theme