Somalia Elections Not Credible, Country’s Auditor General Says.
Somalia’s ongoing parliamentary elections have no credibility becauses of vote buying, fraud, intimidation and violence, the country’s auditor general said in an exclusive interview with VOA Somali. Nur Jimale Farah said Electoral College delegates, who are electing members of parliament, are voting for the highest bidder. “Some votes were bought with $5,000, some with $10,000,… (0 comment)

Kenya Police Kill 4 Suspected Extremists at Somali Border.
NAIROBI, Kenya (AP) — Police officers have killed four suspected extremists in Kenya’s volatile Mandera County, a border region hard-hit by recent attacks by the Somali extremist group al-Shabab. Police killed the men at the Somali border while ambushing a group of about 20 suspected members of a cell of al-Shabab militants on Saturday, North… (0 comment)

Cab driver beat up, man arrested for possible hate crime.
 Driver Adam Gaal says he was knocked unconscious and called a “terrorist.” SEATTLE — A cab driver said he was knocked unconscious and called “a terrorist” by a 26-year-old who was arrested early Sunday, suspected of committing a hate crime. Taxi driver Adam Gaal said he picked up a group at 1st Avenue and Blanchard… (0 comment)

Why Somali convenience store workers are the targets of political violence in South Africa.
The township was burning. A mob of protesters sprang up quickly that wintry June day in Atteridgeville, outside Pretoria, South Africa. Ahmed Hashe was serving a customer in his small grocery shop when he saw them surging down the street, and he knew they were coming for him. They were carrying machetes, bars, knives, sticks and rocks, and… (0 comment)

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka  dalka Kuweytayaa Maxkamad ku xukuntay 14 sano iyo 6 bilood oo Xarig ah, kadib mrkii lagu eedayay inuu bahdilay sumcadda dalka Boqortooyada Sacuudi Careebiya. Xildhibankan oo lagu magacaabo Abdul Hamid Dashti, ayaa xukunkan lagu fuliyay isagoo baxsad ah oo ka cararay dalka Kuweyt. Wakaladda Wararaka iskaashiga  Islamka Iina, ayaa sheegtay in… (0 comment)

Istanbuul- Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyip Ardogan, wuxuu  ku dhashay mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Istanbuul , 26-Febrayo .Sanadkii 1954, waa siyaasi Turki ah, Islaamnimadaba aad ugu wayn, wuxuuna Madaxweynaha Turkiga noqday Doorashadii bishii Agoosto 2014kii. Waana siyaasi dalkiisa iyo dibadiisa sumcad weyn ku leh, gaar ahaan marka laga hadlayo qadiyadaha islaamka Caraabta iyo… (0 comment)

Istanbul -Wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu ayaa soo bandhigtay magacaga Sarkaalka hogaaminayay isku daygii afgambi ee dhicisoobay, kaasi oo lagu sheegay Colonel Muharrem Kose. 754 askari oo lagu eedeeyey in ay ku lug lahaayeen qorshaha afgambi ayaa xabsiga la dhigay sida ay sheegtay wakaaladda wararka dalka Turkiga. Booliska iyo Sirdoonka oo gacan ka helaya Shacabka… (0 comment)

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa kasoo muuqday telefishin gaar loo leeyahay isaga oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Istanbul, islamarkaana ay ku hareereysan yihiin taageerayaal badan. Mr Erdogan ayaa tilmaamay in kooxaha ka dambeeyay afgembiga fashilmay ay muteysan doonaan ciqaab adag, isagoo intaasi raaciyey in hadda loo baahan yahay nadiifinta ciidanka qalabka sida… (0 comment)

Wararka ka imanaya wadanka Turkiga Ayaa sheegaya in la afgambiyay dowladii Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.  Wararka Ayaa sheegaya in Milirariga wadankaas ay afgambiyeen dowladii lana wareegeen xukunka .  Ilaa hada dowladii Ama Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan Kama Hadlin arintan . La soco Faafiye.com wixii soo kordha. … (0 comment)

Kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ayaa xaqiijisay in uu dhintay mid ka mid ah taliyayaashooda ugu sareeya oo la yiraahdo, Cumar Shishani. Wakaalad wararka ka shaqeysa, oo xiriir la leh kooxdan, oo la yiraahdo Amaq, ayaa sheegtay in Shishani, oo ay horay ugu tilmaameen aqalka Maraykanka looga arrimiyo ee Pentagon-ka in uu yahay ‘wasiirka dagaalka’,… (0 comment)

Ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron ayaa sheegay inuu maanta si rasmi ah u bannaynaya xifiiska looga arrimiyo dalkaasi. Mr; Cameron ayaa go’aankan gaaray dhawaan markii ay shacabka dalkiisa inta badan u codeeyeey iney Britain ka baxdo midowga Yurub oo ay ka mid ahayd muddo ka badan 40 sano. Ra’iisul wasaare David Cameron ayaa xilka hayay… (0 comment)

Warka   imanaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidanka ammaanka dalka Kenya ay ku toogteen xaafada Islii laba dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in ay burcad ahaayeen. Ciidanka ammaanka ayaa soo bandhigay hub lagu soo qabtay dhalinyarada ay toogteen oo la sheegay in ay dhibaato weyn ku hayeen dadka kunool xaafada… (0 comment)

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho waxay ku soo qabteen hub lagu dhex qariyay Masjidka iyo labo qof oo lagu eedeynayo falkaas. Taliyaha ciidanka booliska ee saldhigga degmada Yaaqshiid  Maxamed Yuusuf  Nuur, ayaa sheegay in hubka lagu dhex qariyay Minaaradda Masjidka, taasoo uu sheegay in… (0 comment)

Ugu yaraan Shan   Askari oo ka tirsan Boliiska magaalda dallas ee dalka Maraykanka ayaa lagu dilay weerar gaadma ah oo halkaasi ka dhacay,halka Todoba kalena uu ka soo gaaray dhaawacyo kala duwan. David Brown, oo ah madaxa ciidanka Boliiska Dallas ee gobolka Taxes oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay weerarka geysteen rag xamaasadeysan, kana… (0 comment)

Lionel Messi has been sentenced to 21 months in jail for tax fraud by a Spanish court. Under Spanish law any sentence under two years can be suspended meaning the Barcelona and former Argentina footballer is expected to avoid serving time in prison. The 29-year-old, among the world’s highest-earning athletes, was accused of creating a… (0 comment)

Xalay oo ku beegneyd habeenkii 27-aad ee Raamadaanka oo inta badan lagu tiriyo inay ku jirto habeenka Laylatul qadriga, ayaa waxaa salaada Cishaha iyo Taraaxiixda Masjidka Nabigeyna Suuba ee Madiina ku Dukaday, in ka badan 750kun oo qof. Wakaalada Wararka islaamka Iina, ayaa sheegtay in Xukuumadda u adeegaha labada Xaram ee Shariifka, ahna Boqorka Sacuudi… (0 comment)

MINNEAPOLIS – Minneapolis Police are investigating a double shooting in the Dinkytown area early Wednesday morning as a hate crime against two Muslim men. A group of five young men, all dressed in traditional Muslim robes, were in a car headed to Ramadan overnight prayers when they were confronted by the gunman at the intersection… (0 comment)

Hundreds of ISIS militants were killed in a series of U.S. and Iraqi airstrikes Wednesday that targeted two large vehicle convoys fleeing the western Iraqi cities of Fallujah and Ramadi, according to U.S. officials. Officials estimate that at least 250 ISIS fighters were killed in the airstrikes outside Fallujah and that at least 175 vehicles… (0 comment)

 Inta la ogyahay 12-ruux oo shacab ah ayaa ku dhintay Sadax qof oo kalana waxay ku dhaawacmeen Qarax Miino oo qabsaday Gaari nuuca shacabka ay raacaan oo marayay deegaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay in Qaraxaan uu qabsaday Gaarigaan Bi’elka ah ee ka anbabaxay magaalada Muqdisho sidoo kalana ku siijeeday… (0 comment)