Faafiye Latest.

   Hay’adda CPJ ee u doodda xuquuqda weriyeyaasha ayaa si adag u cambaareysay xarigga Khamiistii la soo dhaafay magaalada Garoowe loogu gaystay weriye Jaamac Yuusuf Deberaani oo ka tirsan telefishinka Somali Channel. Wakiilka CPJ u qaabilsan Bariga Afrika, Tom Rhodes…