Faafiye Latest.

What’s next for the Obamas?

After eight years in the White House, President Obama and his family will soon be preparing to move on. But where will they go, and what will they do? Most presidents leave Washington once their term ends. Just after their…

Murashaxa madaxtinimada dalka Maraykanka u metelaysa Xisbiga Dimoqraaddiga Hillary Clinton, ayaa laga jabsaday cinwaanno ay ku kaydsan jirtay macluumaad sir ah oo ay ka mid yihiin kuwo ku saabsanaa xogaha ololaha doorashada Madaxweyne-nimada ee dalkaasi. Kooxaha u dhaca xogaha Computerrada…

  Dawladda Turkiga ayaa Nigeria ka codsatay in ay xirto tiro iskuullo ah oo ay sheegtay in uu leeyahay Fetullah Gulen. Wadaad kaas waxaa lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee bishan ka dhacay dalka Turkiga. Hakan Cakil…

Cape town—Meherado ganacsi oo ay la haayeen ganacsato Somali ah ayaa lagu gubay qaa kana lagu boobay Magaalooyin ka tirsan Dalka South Africa xilli la isku diyaarinayo doorashada Dowladaha hoose ee Dalkaasi. Xilli todobaad kaliya ay ka harsan tahay doorashooyinka…

CILACAP, Indonesia (Reuters) – Indonesia executed four convicted drug traffickers, including three Nigerians, early on Friday as it pushed ahead with its “war against drugs”, although another 10 scheduled executions were delayed. As many as 14 people were originally set…

  Controversial Kuwaiti member of parliament Abdul Hamid Dashti has been sentenced to 11 years and six months in jail by the country’s criminal court for offending Saudi Arabia, according to media reports. The lawmaker was also sentenced to another…

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka  dalka Kuweytayaa Maxkamad ku xukuntay 14 sano iyo 6 bilood oo Xarig ah, kadib mrkii lagu eedayay inuu bahdilay sumcadda dalka Boqortooyada Sacuudi Careebiya. Xildhibankan oo lagu magacaabo Abdul Hamid Dashti, ayaa xukunkan lagu fuliyay isagoo…

The Kenyan authorities have deported one of Africa’s biggest musicians, Koffi Olomide, after he was filmed apparently kicking a woman. Footage of the incident at Nairobi’s international airport was posted online and sparked outrage on social media. Olomide, from Democratic…

Istanbuul- Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyip Ardogan, wuxuu  ku dhashay mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Istanbuul , 26-Febrayo .Sanadkii 1954, waa siyaasi Turki ah, Islaamnimadaba aad ugu wayn, wuxuuna Madaxweynaha Turkiga noqday Doorashadii bishii Agoosto 2014kii. Waana siyaasi dalkiisa…

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa kasoo muuqday telefishin gaar loo leeyahay isaga oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Istanbul, islamarkaana ay ku hareereysan yihiin taageerayaal badan. Mr Erdogan ayaa tilmaamay in kooxaha ka dambeeyay afgembiga fashilmay ay muteysan…

Wararka ka imanaya wadanka Turkiga Ayaa sheegaya in la afgambiyay dowladii Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.  Wararka Ayaa sheegaya in Milirariga wadankaas ay afgambiyeen dowladii lana wareegeen xukunka .  Ilaa hada dowladii Ama Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan Kama Hadlin arintan .…

Kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ayaa xaqiijisay in uu dhintay mid ka mid ah taliyayaashooda ugu sareeya oo la yiraahdo, Cumar Shishani. Wakaalad wararka ka shaqeysa, oo xiriir la leh kooxdan, oo la yiraahdo Amaq, ayaa sheegtay in Shishani, oo…

Ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron ayaa sheegay inuu maanta si rasmi ah u bannaynaya xifiiska looga arrimiyo dalkaasi. Mr; Cameron ayaa go’aankan gaaray dhawaan markii ay shacabka dalkiisa inta badan u codeeyeey iney Britain ka baxdo midowga Yurub oo ay…