Faafiye Latest.

Ahmed Kathrada, ninkii la xirnaan jiray Mandela, oo dhintay

Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxa ku geeriyooday Ahmed Kathrada oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii u soo halgamay in dalka laga saaro xukunkii midab takoorka. Waxa uu xiriir dhow la lahaa madaxweynihii hore ee dalkaasi Nelson Mandela, kaasi oo…
General favors more aggressive approach in Somalia

WASHINGTON — Vowing he won’t turn Somalia into a “free fire zone,” the commander of U.S. Africa Command said Friday he wants greater authority to conduct airstrikes and use military forces in the African country to allow the U.S. to…
Xusni Mubaarak oo xabsiga laga sii daayay.

Madaxweynihii hore ee waddanka Masar, Maxamed Xusni Mubaarak ayaa maanta xabsiga laga sii daayay. Waxaa xabsigaasi la geliyay 2011 markii xukunka laga tuuray. Waxaa lagu hayay cisbitaal milateri oo ku yaalla caasimadda Qaahira. Go’aankan ayaa daba socda xukun ay horraantii…
sharciyeedkii caafimaadka Trump oo guuldarystay.

Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa qeexay inuu la yaabay oo uu ka niyadjabay inuu burburay sharci la doonayay in lagu badelo adeega caafimaad ee Obamacare. Xisbigiisa Jamhuuriga ayaa dib ula laabtay hindise sharciyeed ka hor inta uusan u codeyn…
Puntland oo Ciidamo u Dirtay Markab la Afduubtay

Qaar ka mida kalluumaysatada xeebaha Puntland ayaa ka cabanaya maraakiib iyo doonyo shisheeye oo culays ku haya kalluumaysigooda.   Muuse Cali Jaamac oo ah Guddoomiyaha shirkad kalluumaysi oo lagu magcaabo KAFCO ayaa sheegay in maraakiib iyo doonyo tiro badani ay…
50 Qof oo Itoobiyaan ah oo ku dhintay qashinqub

Ugu yaraan 50 ruux ayaa ku dhintay qashin qub sida buuraha noqday oo dusha ka maray guryo ku yaala duleedka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu sheegeen. Waxaa kale oo ay sheegeen in wali la la’yahay tiro dad…
Markab uu Imaaraadka Leeyahay oo Soomaaliya lagu afduubtey.

Markab ganacsi oo laga leeyahay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa lagu afduubtey xeebaha Puntland, Soomaaliya, wararkuna waxa ay sheegayaan in lala aaday dhankaasi iyo Raas Caseyr. Ragga afduubka geystey ayaa ku joogay labo doonyood oo kuwa dheereeya ah, waxana…
My meeting with a forgotten terrorist in Somalia.

Story by Michelle Shephard. MOGADISHU, SOMALIA—A man who has been called everything from a terrorist, a visionary, a clan elder, a religious scholar, a killer and a statesmen greets me on his driveway with a wave and a grin. Sheikh…
Aabbe iyo gabdhihiisa oo isku jaamacad dhigta. 

Jaamacadda ummadda oo ku taalla magaalada Muqdisho ayaa waxaa wada dhigta aabbo iyo afar gabdhood oo uu dhalay, kuwaasoo hal meel wax ka wada barta. Aabbahan oo lagu magacaabo Yuusuf Aybakar Shadoor ayaa dhawaan waxbarashada dib u bilaabay, ka dib…
Al-Shabaab oo “57 looga dilay” Afmadow.

War saxaafadeed ay soo saareen ciidamada Kenya ayay ku sheegeen in Al-shabaab ay 57 dagaalyahan kaga dileen weerar ay ku qaadeen saldhig kooxda ay ku leheed nawaaxiga Afmado. Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay weerarka u adeegsadeen madaafiic iyo diyaarada,…
Jiir baajiyay duullimaad diyaaradeed.

Diyaarad u socotay Mareykanka ayaa duullimaad keeda la baajiyay ka dib markii gudaheeda lagu arkay jiir. Diyaaradda ayaa ka kici lahayd garoonka diyaarada London ee Heathrow. Rakaabka British Airways ayaa diyaaradda laga dejiyay ka dib markii arrinta lama filaanka ah…
Macallimiin laga afduubay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Wararka ka imaanaya xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegaya in laba macallin oo aan Soomaali ahayn laga afduubtay. Macallimiintaas ayaa la afduubay xalay, sida ay sheegayaan goobjoogayaal. Waxaa laga kexeystay gurigooda oo ku yaalla xerada Xagardheer, Waxaana weerarka ka dambeeya…
Xasan Kheyre oo Baarlamanka u Ansaxshay Inuu Noqdo Ra’iisul Wasaare.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu u magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.   Ra’iisul wasaaraha ayaa helay dhammaan codadka 231 xildhibaan oo fadhiyey…