Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray Riwaayad la magac baxday Cuna Waraabaha , waa Riwaayad aad u qosol Badan . Daawasho Wacan.
Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala duwan , kadib markuu dhacay dagaalkii sokeeye , shacabkiina ay ka soo Qexeen wadankii, ayaa waxaa halkaa ku lumay curintii ama uruuriskii amaba ...
Legendary pop singer Whitney Houston was found dead Saturday at a Beverly Hills, California, hotel, officials said. She was 48.
The entertainer, whose incredible talent was discovered at an ...
The movie Sleep Walker is expected to be released this fall after a long delay.
It will Premier in London , Toronto , Nairobi , Before coming back to the United ...
Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ayaa waxay soo saareen hees cusub oo jaceyl ah, taasi oo erayadeeda ay aad u macaan yihiin.
Hal-ku-dhigga heestan waa DHUNKASHO ,
waana erayadii iyo ...
Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamo kawada tirsan dowladda KMG ah waxa ay ku dhexartay xaafadda Ex Fiyoore oo ku dhaw xarunta Madaxtooyada ...