.Warka
Cabdi Naasir seraar

Cabdi Naasir seraar:Dowlada Somaaliya wa

Afhayeenkii mamulkii KMG ahaa ee magaalada Kismaayo Cabdinaasir Seraar oo la hadlayeey Warbaahinta Gudaha ayaa sheegay in Xaalada amaan ee Magaalada ay Tahay Mid Wanaagsan

Continue Reading »

More .Warka
Former Kenyan Cabinet Minister Ruto stands inside his house after hearing the news from the International Criminal Court, in Nairobi

kenya oo doonaysa in la kordhiyo tirada AMISOM.

Dowlada dalka kenya ayaa doonaysa in la kordhiyo tirada ciidamada nababad ilaalinta Midowga afrika Amisom ee ka howlgala dalka soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka kenya Wiliam

Continue Reading »

DAAWO VIDEO:Barre Hiiraale oo loo caleemo saaray Madaxweeyne.

DAAWO VIDEO:Barre Hiiraale oo loo caleemo saaray Madaxweeyne.

USAID_90sLogo

shaqaale ka tirsana Hay’adda US aid oo laga afduubtay magaalada Garissa.

sama fale u dhashay dalka Mareykan ka oo u shaqeynaayay hay’adda US Aid ayaa laga afduubtay magaalada Garissa. Qof kan la afduubtay oo ah haweeney oo ka safartay magaalada Garissa kuna ...
Toogasho

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika.

Koox burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay ku dilay magaalada Cape Town Nin Ganacsade Soomaali ah, xili ganacsadahaasi ku sii jeeday gurigiisa. Ninka la dilay oo aan magaciisa helin ayaa la ...
maryan qaaim

Drs Maryan Qaasim: Qaramada Midoobay Waxey Noo Ballan qaaday in ay Nagala Shaqeyneyso Xagga Caafimaadka.

Drs M arayan Qaasim Wasiirka Horumarinta iyo Adeega Bulshada oo Warbaahinta Lahadashay Kadib Kulan ay La qaadatay Saraakiil Ka socoto Hay’ado Ka tirsan Qaramada Midoobay Gaar ahaan Hay’adda Caafimaadka Adduunka ...
Axmed-madoobe

Axmed Madoobe: Haddii Dagaal Kismaayo uu ka Qarxo Dowladda ayaa Masuuliyaddiisa qaadeysa.

Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe ) oo Shalay loo doortay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in haddii dhibaato iyo dagaallo Sokeeye ay ka dhacaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta ...
obama

Obama oo si Caro leh uga Hadlay Fadeexadda IRS.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in sii-hayihii xilka isu-duwaha ee Hay’adda Cashuuraha Maryakanka ee IRS laga codsaday inuu xilka ka dego, kadib fadeexado la xiriira in Hay’addu ay bartilmaameedsan ...
dakada-kismaayo

Cumar Buraale Axmed oo noqday Madaxweynihii 3-aad ee Jubbooyinka & Gedo.

Cumar Buraale Axmed ayaa waxaa maanta loo doortay in uu noqdo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Waamo State, ee lagu wado inuu ka hawlgalo Deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo. Cuamr Buraale Axmed oo kamid ...
images (1)

DHAGEEYSO: Barre Hiraale ”Sideen u aqoonsanaya Axmed Madoobe anigaaba la ii doortay Madaxweeyne .

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo ahaa hoggaamiyaha ururka Raaskaanbooni ee ku sugan Kismaayo loo doortay  madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubbaland . Wararka ayaa sheegaya ...

Next Page »
faafiye.com
.Warka
Featured Video
Ciyaaraha/Sports
.
WordPress Themes