Faafiye Latest.

Boqorka Sacuudiga oo wiilkiisa ka dhigay dhaxal suge

Boqorka sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka boqortooyada, isagoo wiilkiisa, Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay ninka dhaxli doona boqornimada. Ninkii dhaxalka boqortooyada lahaa, amiir Maxamed Bin Nayef, ayaa darajadaas laga xayuubiyey, waxaana laga eryey wasiirnimadii…
Waa Kuma Xasan Cali Kheyre?

  Madaxweynaha Soomaaliya ee shalay la caleemo saaray Maxamed Farmaajo ayaa maanta ku dhawaaqay in Xasan Cali Khayre uu u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa ra’iisul wasaaraha cusub ku magacaabay qoraal barta twitter-ka ay ku soo…
DHAGEEYSO: Warbixin: Xiriirka Xasan Kheyre iyo Soma Oil.

  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Xasan Cali Kheyre uu u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xassan Cali Khayre ayaa waxa uu muddo ku noolaa dalka Norway, wuxuuna lasoo shaqeeyey Hey’adda qaxootiga dalka…
Ciidamada Iraq oo Qabsaday Garoonka Mosul.

Saraakiisha Milatariga Iraq ayaa sheegay in ciidamadooda Mareykanka uu taageero ay qabsadeen garoonka diyaaradaha magaalada Mosul oo ay kooxda Daacish maamuleysay tan iyo sanaddii 2014. War lagu qoray shaashadda taleefishinka dowladda Iraq ayaa lagu yiri “Ciidamada jawaabta deg degga ah…
Kiimiko neerfaha waxyeesha oo laga helay maydka Kim Jong-nam.

Kiimikadii loo adeegsaday dilka ninka ay isku aabaha yihiin hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa la ogaaday in ay ahayd kiimiko neerfayaasha wax yeesha, sida uu sheegay booliiska dalka Malayshiya. Kim Jong-nam ayaa lagu dilay garoonka diyaaradaha ee Kuala Lumpur ka dib…
Trump: Ma haboona in Maraykanka laga nukliyeer bato

Hadalkiisii ugu horeeyay ee uu ku soo qaado hubka nukliyeerka tan iyo intii uu xafiiska la wareegay, ayaa madaxweyne Donald Trump wuxu ku sheegay in uu doonayo in Maraykanku kordhiyo saanadiisa nukliyeerka.   Trump wuxu sheegay in ay “fiicnaan lahayd”…
Farmaajo oo noqday madaxweynaha Soomaaliya.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo horay u soo noqday Ra’iisalwasaare ayaa ku guulaystay madaxtinimada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha xilku ka dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tanaasulay in uu wareegga saddexaad la tartamo. Madaxwayne Xasan oo khudbad u jeediyay xildhibaanada ayaa ku…
Wisconsin oo aqbashay  dib u tirinta codadka.

Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, ayaa ku tilmaamay dib u tirinta codadkii laga dhiibtay gobolka Wisconsin khiyaamo. Wuxu sheegay in xataa Hillary Clinton markiiba aqbashay natiijadii ka soo baxday gobolkaas oo Trump guushu ku raacday codad aan badnayn.…
DHAGEEYSO: Warbixin: Fidel Castro iyo Soomaaliya.

Waxaa geeriyooday Fidel Castro, hoggaamiyihii hore ee dalka Cuba, kaas oo dalkaas oo xukumayey nus-qarnigii ugu dambeeyey. Fidel Castro wuxuu ka qayb qaatay dhaqdhaqaaqyo badan oo ka dhacay qaaradda Afrika oo ay ka mid ahayd dagaalkii Soomaalida iyo Ethiopia dhex…
Afar Soomaali Ah oo Ku Geeriyootay Koonfur Afrika.

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Afar qof oo ganacsato Soomaali ah ay dhinteen ka dib markii dab uu qabsaday goobtooda ganacsi. Dhawaan ayaa ganacsade Soomaaliyeed sidoo kale lagu dhex gubay goobtiisa ganacsi. Weli ma cadda in…
Clinton oo guuldaradeeda ku eedeysay madaxa FBI-da James Comey.

Haweeneydii laga guuleystay ee Hillary Clinton ayaa guul daradii ay kala kulantay tartankii madaxtinimo ee dalka Maraykanka ku eedeysay madaxa FBI-da James Comey. Clinton ayaa sheegtay inay hogaanka doorashada haysay tan iyo markii uu madaxa FBI-du uu warqad u diray…