Ciidamada dowladda oo Jowhar qabsaday.

Published on December 9, 2012 by   ·   No Comments


Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ay magaalada ku sugan yihiin ciidmaada dowladda oo ay wehliyaan kuwa midowga Africa ee AMISOM.
Dagaal la’aan ayay ciidamada qabsadeen magaalada.

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe, Cabdi Jiinoow Calasoow, ayaa uga warama Cabdiraxmaan Koronto, waxaana uu sheegay in ciidamada ay hadda wadaan baaritaanno gudaha magaalada.

Guddoomiyaha ayaa intaas ku diray in aysan ciidamada ku xadgudbi doonin dadwaynaha, isla markaana tallaaabo laga qaadi doono ciddii lagu arko qaladaad ka dhan ah bini’aadaminimada.
Wuxuu intaas ku daray in ay sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka ah al-Shabab.

kooxda al-Shabab wax war ah oo dagaalka ku aadan kama soo bixin.

Kooxda al-Shabab ayaa dhowr sano gacanta ku haysay magaalada Jowhar oo ah magaalo isku xirta caasimadda Muqdisho iyo gobolada dhexe ee Soomaaliya.


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Weboy