Ciyaaryahanka iyo macalinka bisha November ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

Published on December 12, 2012 by   ·   No Comments

Ciyaaryahanka iyo Macalinka ugu fiicnaa bishi November ee horyaalka Premier League-ga ayaa la shaaciyay.

Xiddiga ugu wanaagsan bishii November ee horyaalka Premier League-ga ayaa waxaa loo magacaabay ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Everton Marouane Fellaini.

Laacibkan u dhashay dalka Belgium-ka ayaa kooxda Everton ka caawiyay guulo muhiim ah bishi Nomber, waxaana uu xilli ciyaareedkan dhaliyay 8 gool.

Macalinka kooxda West Brom Steve Clarke ayaa isna noqday tababaraha ugu wanaagsan horyaalka Premier League-ga bishii Novermber.

Tababare Clarke ayaa kooxda West Brom usoo hooyay guulo la taaban karo, iyadoo bishi hore ay soo gaaraty guuldarro hal kulan oo keliya, waxaana uu badiyay afar kulan oo isku xigta.

Macalin Steve Clarke ayaa caawisay guushi indhaha qabatay ee ay ka gaareen kooxda Chelsea, , waxaana haatan ay horyaalka Premier League-ga ay kaga jiraan kaalinta lixaad.

 

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Premium WordPress Themes