Daawo Sawiro: Hooyo MATAANO ay dhashay u bixisay BARACK OBAMA iyo MITT ROMNEY .

Published on November 8, 2012 by   ·   No Comments


Millicent Owuor Waa Hooyo Kenyan ah oo da”deedu tahay 20 Jir , waxaay Maalinti Talaadada ay socotay doorashada Madaxweynaha Dalka Mareeykanka ku curatay Labo Mataano ah .

Hooyadan ayaa ka yaabisay Umad badan kadib markey ukala Bixisay Ilmahan ay dhashay BARACK OBAMA iyo MITT ROMNEY ,kuwaaso sidaad ogthiin kala ah Magaca Madaxweynaha Mareekanka iyo Ninkii kula tartamayay xilka Madaxweyne nimo doorashadii dhamaatay habeenkii Talaadada uu ku Guleeystay Barack Obama oo dib u helay 4 sano oo dheerad ah in uu sii hayo xilka Madaxweyne nimo .

Gabadhan ayaa waxeey ka soo jeeda Qabiilka uu ka dhashay Obama kuwaas oo daga Magaalo la yiraahdo Nyangoma Kogelo , halkaas oo qaraabo badan oo Madaxwene Obama ay dagan yihiin.

Waa Arin la yaab leh , Hadaba suaashu waa Labadan cunug markeey koraan Toloow yaa Nasiib Badnaan Doona ?

Halkan ka Akhri Qoraalkan oo af English ah

Liban Faarax

Minneapolis 


Tags:  ,

COMMENTS (0)




WordPress Blog

IMG_0002-0.jpg

Bardhere oo laga qabsaday al-Shabaab.

   Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, ayaa waxa ...
IMG_0001-1.jpg

Xabsiga Guantanamo Bay oo la xirayo.

   Aqalka cad ee Maraykanka looga arrimiyo ayaa ...
camu_9

Daawo Sawirada Ardayda Jaamacadda SIMAD oo dad badan oo aragga la’ ulo u qaybisay

...
kenya-police

Nin ku dhacay kamid noqoshada Ciidamada Kenya oo dharbaaxay Sargaal kadibna si xun loo ciqaabay

https://www.youtube.com/watch?v=ZMKMCgoi4oY Talefishinka KTN ee laga leeyahay Dalka Kenya ...
Weapons for sale at a market in Mogadishu

Farah Macallim oo sheegay in Ciidamada AMISOM ay Hubka iyo agabka Ciidamada ka iibiyaan Xoogaga Alshabaab (Warbixin xasaasi ah)

Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya, Farah Macallim ...
273AD23200000578-3022586-image-a-5_1427996670324

XAYIRAADAHA AY KENYA SAARTAY 13 XAWAALADOOD IYO XISAABAADKA 86-QOF OO SOMALI AH

Dowlada Kenya ayaa xirtay isla markaasna ruqsadii ...
saado

Ragii dilay Xildhibaanad Saado Cali iyo Xildhibaano kale oo Maanta Xukun dil ah lagu riday

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Dowlada Soomaaliya ayaa ...
IMG_0873-0.JPG

70 ku Dhimatay Weerarka Jaamacadda Garissa.

  Ugu yaraan 70 qof ayaa ku dhimatay ...
IMG_0815-0.JPG

Khasaaraha Weerarka Al-Shabab Ku Qaaday Huteelka Maka Al Mukarama.

  Safiirkii Soomaaliya ee dalka Switzerland Yuusuf Maxamed ...
amal-_2921296b

Yaab: Gabar Somali-British ah oo Gaalo noqotey

https://www.youtube.com/watch?v=E3t0mVM8tNM Gabar Somali-British ah oo noqotey gaalo ama ...
Premium WordPress Themes