Daawo Sawiro:Dagaalo ka dhex kacay Somalida Kunool Nairobi iyo Kenyatiga.

Published on November 20, 2012 by   ·   No Comments



Magaalada Nairobi xaafada Islii ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhexeeya Somalida ku nool Magaaladaas iyo kuwa Kenyatiga ah.

Dagaaladan ayaa waxeey qarxeen kadib markii Maalintii Axada lagu qarxiyay xaafada Islii bas ay saarnaayeeen dad shacab ah .

Qaraxaas baska waxaa ku dhintay 10 qof ilaa 40 kale na weey ku dhaawacmeen.

Kadib markuu dhacay qaraxaas ayaa dhalinyaro u dhalatay dalka Kenya waxeey Bilaabeen in ay ku duulaan shacab Soomaaliyeed oo aan wax shaqo ah ku leheen Qaraxaas .

Dhalinyaradan Kenyan ka ah ayaa waxeey dhaawac iyo Jir dil u geeysteen dad somali ah oo ay qaarkood ku qaraaceen dhagaxyo iyo Baangado.

Weerarkaas ka dib ayaa iyagana waxaa kacay dhalinyaradii Soomaliyeed ee kunoola Magalaada Nairobi , Xaafada Islii , iyagoo la dagaalamay iskana celiyay Kenyatiga kusoo duulay.

Dagaaladan waxaa la sheegay in wax dhimasho ka iman laakin dad badani ay ku dhaawacmeen , waxaa kaloo la Bililiqeeystay Dukaamo ay lahaayeen dad somali ah .

Warar aan saas loo xaqiijin ayaa sheegaya in tan iyo inta qalalaasahan Bilaabmeen  xaafada Islii lagu kufsaday ilaa 5 dumar soomaliyeed ah .

Wasiiro , Xildhibaano iyo wadaado isugu Jira Kenyati iyo Somali ayaa waxeey ku baaqeen in xaalada la dajiyo.

Qaraxii sababay qalalaasahan ayaa waxaa la tuhunsanyahay in ay ka dambeeyeen Kooxda Alshabaab oo horay wacad ugu maray in ay dhibaatooyin ka geesan doonan wadanka Kenya.

Wixii War oo soo kordha Kala Soco FAAFIYE.COM

Related posts:

Tags:  , ,

COMMENTS (0)

Comments are closed.

Faafiye Latest news.
xukun

Puntland to deport 52 illegal Ethiopian immigrants.

The high court in Garowe the capital ...
faafiye.com
UNFR-300x187

Qaramada Midoobay Oo Ciidamo Gaar Ah Keentay Muqdisho.

Ciidan gaar ah oo ka socda Qaramada ...
.
Faafiye Latest news.
Xasandsh-300x200

Xasan Sh. Maxamuud: Dadka Reer Taleex Xaqbay U Leeyihiin Inay Tashadaan”

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si ...
Faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Warkii ugu dambeeyay
1297534322952_ORIGINAL

Report: Lupita Nyong’o Dating Somali Rapper K’Naan.

*Her famous photobombing brother Peter may have been her ...
Captain Philips 4

‘Captain Phillips’ trailer: Somali actor Barkhad Abdi sparks supporting Oscar buzz.

A new trailer for the upcoming film ...
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

// // Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
WordPress主题