Dastuurka Masar oo la ogolaaday

Published on December 23, 2012 by   ·   No Comments


dastuur egypt

 

Warfaafinta dowlada Masar ayaa sheegtay in codbixiyayaasha ay aqbaleen dastuurka qabyada ah kadib markii afti loo qaaday dastuurka oo aad loogu kala qaybsan yahay.

Natiijooyinkii ugu horeeyay waxay sheegayaan inay ogolaadeen dastuurka boqolkiiba lixdan codbixiyayaasha, laakiin dad usoo baxay codaynta ayaa aad u yaraa oo ahaa oo kaliya boqolkiiba soddon.

Haddii la xaqiijiyo natiijada waxay u noqon doontaa guul madaxweyne Morsi iyo xisbiga Akhwaan Muslimiin. Natiijada ayaa soo bixi doonta Isniinta.

laakiin mucaaradka ayaa sheeganaya in aysan doorashada u dhicin si daacad ah.

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
WordPress主题