Falastiin oo heshay 138 cod.

Published on December 2, 2012 by   ·   No Comments

Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa aqlabiyad ugu codeeyay in Falastiin ay korjooge ka ahaato Qaramada Midoobay.

138 dal ayaa u codeeyay qaraarka loogu oggolaaday Falastiin doorkaasi.

9 dal ayaa diiday, halka 41 dal ay ka aamuseen.

Arrintan ayaa waxa ay u oggolaaneysaa Falastiin inay ku biiri karto hey’adaha Qaraada Midoobay.

Isagoo hadlayay codeynta ka hor, ayaa Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas waxa uu sheegay inuu weydiisanayo Qaramada Midoobay inay soo gudbiso shahaadadii dhalashada Falastiin.

Kadib markii qaraarkaasi la ansixiyay ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon, uu sheegay inay hoosta ka xariiqeyso baahida in dib loogu laabto wada xaajood nabadeed oo macno leh.

Israaiil iyo Mareykanka oo iyagu ka soo horjeeday qaraarka ayaa sheegay in aanu waxba soo kordhin doonin, laakiin Mareykanka waxa uu ku baaqay in dib loo cusbooneysiiyo wada xaajoodka.

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
WordPress Blog