Dhageeyso : Fawsiya Yuusuf Xaaji oo u warrantay BBC.

Published on January 11, 2013 by   ·   No Comments


aamino1

Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan oo booqasho ku joogtay dalka Tayaaniga ayaa sheegtay in ay madaxda dowladda Talyaaniga kala hadashay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhib u dhiska dalka Soomaaliya.

Fawsiya oo wareysi gaar ah siisay BBC ayaa waxa ay la kulantay wasiirka arrimaha dibedda ee Talyaaniga, oo wada hadaladii dhexmaray ay ku tilmaantay inay ahaayeen kuwo is faham leh.

Waxa ay sheegtay in dowladda Talyaanigu ay dhawaan safaaradeedi dib uga furan doonto Soomaaliya.

Fawsiya ayaa socdaal ku maraysay dalal ka tirsan qaaradda Yurub, oo ay u sharaxaysay siyaasadda dowladda cusub ee Soomaaliya.
Toddobaadkii hore waxa magaaladatan London ay kula kulantay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain, William Hague.

Weriyaha BBC ee magaalada Rome Adan Sabriye ayay uga warrantay wadahadalada ay la yeelatay dowladda Talyaaniga iyo kulamo ay la qaadatay jaaliyadda Soomaalida ee Talyaaniga.


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Free WordPress Theme