Wargeyska Faafiye

Silanyo, European Union envoy discuss co-operation.
Somaliland regional President Ahmed Silanyo met with European Union Special Representative to Somalia Ambassador Michele Cervone d’Urso in Hargeisa Tuesday  to discuss bilateral co-operation.

“We have discussed about the ‘New Deal’ proposal, a programme that the EU uses to engage many African countries when providing economic, political and peace-building support,” Somaliland Foreign Minister Mohamed Abdullahi Omer told reporters after the meeting.

Omer said the President and d’Urso agreed that the European Union would give aid directly to Somaliland without going through the Somali federal government, UN-funded Radio Bar-Kulan reported.

Omer told the  Reporters the EU is planning to hold a conference in Brussels in December to raise funding for Somalia. “We have been invited and are considering [whether to attend],” he said.

Daawo Sawiro: Askari lagu qowracay London.
Magaalada London ayaa maanta waxaa Maalin Cad lagu Qowracay amaa qoorta laga Jaray Askari ka tirsanaa ciidanka Militiriga dalka Uk .

Ninkan ayaa waxaa qowracay laba nin oo la sheegay in ay Muslim ahaayeen iyagoo sheegay in sababta ay u dileen ay tahay in ay tuusan shacabka UK sida ay dareemaan umada maalin walba lagu dilo dagaalada ay ka qeyb qaatan ciidanka wadankaa Ingriiiska .

Labada Nin ayaa waxaa lagu duubay Video in yar kadib markeey geesteen dilkaas iyagoo gacmahooda uu dhiig leeyahay watana Mindiyihiii ay qoorta uga Jareen Ninkaas askariga .

Mid ka mid ah ragaas geeystay dilkaas ayaa wuxuu Yiri ”Waan ka xumahay in ay dumar arkeen waxaa maanta meeshan ka dhacay laakin waxaad ogaataan sidaaso oo kale ayeey dareemaan dumarkayaga marka ay ciidanka ingriiska u aadaan wadamadeena dagaal iyo dilka shacabaka ”

Arintan ayaa ka yaabisay shacab badan oo ku nool Magaalada London.

Halkan ka Daawo video Ninkii dilay askariga oo Hadlaya .

Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo iska hor-imaadka qabiilada xuduudka isaga gudba
Iyada oo shaqaaqooyin aad u xun ay bilawdeen ayaa madax ka socota Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku ballansanaayeen in ay Talaadada  yimaadaan Gobolka Mandheera si ay uga wada xaajoodaan sidii loo horjoogsan lahaa in aysan isku dhacyada qabiiladu u gudbin meelaha ay saddexda waddan isaga yimaadan.

Khilaafka qabiilada ayaa ahaa kuwo sanado badan aaggaas ka jiray, marmarka qaarkoodna ay noqonayeen kuwo xuduudka ka gudba, laakiin laga bilaabo Maajo 10-keedii ayay ku sii bateen Gobolka Mandheera, kuwaas oo ay ku dhinteen 14 qof, dhaawacayna 39 qof, sidoo kalena barakiciyay in ka badan 4,000 oo qof, madaxda ayaa sidaas leh.

Ka dib markii isku dhac khasaare weyn gaystay uu dhex maray qabiilada Dagoodiyaha iyo Garaha ayaa Kenya ay gaysay ciidamo gobolka si ay hubka uga dhigaan maleeshiyaad soo duulay oo la rumaysan yahay in ay ka yimaadeen Itoobiya.

Usbuucii hore, ayaa koox hubaysan oo la rumaysan yahay in ay Itoobiya ka yimaadeensoo weerareen aagga Malkamau ee Gobolka Mandheera, kuwaas oo weerar aargoosasho ah ku dilay saddex haween ah oo ka tirsan qabiilka Dagoodiyaha shan kalena dhaawacay, Guddoomiyaha Gobolka Mandheera Cali Ibraahim Roba ayaa sidaas yidhi.

Axaddii, qawlaysato aan u aabayeelin ammaankii la xoojiyay, ayaa dilay laba qof afar kalena ku dhaawacay xaalado kala gadisan oo ka dhacay cidhifka dambe ee gobolka ee Deegaanka Banisa.

Dhammaynta khilaafaadka qabiilka

Roba ayaa sheegay in isaga iyo maamulaha gobolka ay ku marti qaadeen madaxda iyo hoggaamiye qabiileedka Itoobiya iyo Soomaaliya shir la qorsheeyay in uu qabsoomo Arbacada ilaa Jimcaha si looga wada shaqeeyo dhamaystirka khilaafaadka qabiilka.

“Wax macno ah ma samaynayso in Kenya ay dadaallo iyada ku eg samayso si nabad loo raadiyo iyada oo isla markaana qabiilada isku dagaalsan Mandheera ay sidoo kale joogaan Itoobiya iyo Soomaaliya,” ayuu u sheegay Sabahi.

Hoggaamiyeyaasha gobollada dariska ah ee Wajeer iyo Gaarisa ayaa iyaguna ka qayb galaya dhexdhexaadinta heshiiska nabadeed, ayuu yidhi.

Wareeggii ugu dambeeyay ee dagaallada u dhexeeya qabiillada Dagoodiyaha iyo Garaha ee Gobolka Mandheeraa ayaa u gudbay qabiilada dhinaca kale xuduudka ka deggan ee Itoobiya, ayuu yidhi Roba, isaga oo intaas ku daray in maleeshiyooyinka labada dhinacba ay ku dhex jireen weeraro aar goosi ah. Qabiilka Murale ayaa sanado badan khilaaf kala dhaxeeyay qabiilka Garaha, taas soo keentay boqolaal dhimasho ah.

Si loo helo xal waara, ayaa Roba wuxuu sheegay in maamulka Gobolka Mandheera uu qabiilada oo dhan ka qayb galin doono fursadaha horumarinta iyo shaqooyinka.

“Sida caadiga ah in badan dhibaatooyinkan waxaa huriya dareen ah in hal qabiil aan laga qayb galinin ama aan lala wadaagin khayraadka, waxanaan bilawnay in aan arrintaas ku saxno in aan qof walba ka qayb galino,” ayuu yidhi.

Roba ayaa sheegay in ay tahay in shacabka ayaagoo raali ka ah ay qaataan cafiska dawlada ayna soo wareejiyaan hubka ay haystaan ee sharci darrada ah.

Sida laga soo xigtay Guddoomiyaha Gobolka Mandheera Michael Tialal, illaa Jimcihii hore waxay shacabku soo dhiibeen 18 qori iyo in ka badan 600 oo rasaas ah iyaga oo aqbalay cafiska ay dawladdu u fidisay.

Wuxuu sheegay in ka qayb galayaasha shirku ay ka wada hadli doonaan in la wadaago arrimaha sirdoonka ah ee ku saabsan dhaqdhaqaaqa dadka laga shakisan yahay si loo joojiyo dilka. Haddii ay suurta gal tahayna, Kenya iyo Itoobiya ayaa isku waafaqaya hab hub ka dhigis ah si dadka ka cararaya hal waddan aysan gabbaad uga helin waddanka kale, Tialal ayaa sidaas yidhi.

Sanadkii 2005, ayay Ciidamada Difaaca Kenya ka bilaabeen hawlgal hub ka dhigis ah Mandheera, laakiin ma aysan guulaysanin ka dib markii boqolaal dad ah ay ula carareen Itoobiya iyo Kenya qoryahoodii, ayuu yidhi.

Sidaas darteed, ayaa shirka usbuucan uu ka hadlayaa sidii la isaga kaashan lahaa xakamaynta hubka saddexdan xuduudood, ayuu u sheegay Sabahi.

Qabaailka ayaa wadaaga diin, dhaqan iyo hab nololeed

Dagaallada qabiilka ee Gobolka Mandheera ayaa inta badan ka kaca iska horimaad xagga siyaasadda ah iyo u tartan dhinaca kahyraadka sida dhulka daaqa oo kale iyo biyaha xilliga abaarta ah, ayuu yidhi.

“Waxaan doonaynaa in dadku ay si nabad ah u wada noolaadaan ayna wadaagan khayraadka markaas yaala,” Tialal ayaa sidaas yidhi. “Waxaa muhiim ah in dadku ay fahmaan in ay wadaagaan hal diin, dhaqan iyo hab nololeed.”

Safiirka Itoobiya u jooga Kenya Shamsudin Axmed Rooble ayaa u sheegay Sabahi in waddankiisa ay ka go’antahay ammaan waara oo xuduudka ah.

“Waxaan nagu dhacay rabshado in nagu filan oo ka soo butaacay Kenya. Waxaa naga go’an in aan shaqaaqooyinka dhammayno xidhiidhka labada waddan ka dhexeeyana xoojino si horumarku uu u taabo galo,” ayuu yidhi.

Madaxda gobollada Itoobiya ee xadka la leh Kenya ayaa ka codsaday shacabka maxalliga ah in ay joojiyaan weerarrada xuduudka, Rooble ayaa sidaas sheegay.

Xabiiba Xujaale, oo ah 25 jir deggan Gobolka Mandheera, ayaa sheegtay in wada hadalka xuduuduha xal dhexdhexaad ah laga gaadhi doono si loo heshiisiiyo qabaailka is laynaya.

“Oday dhaqameedyadu waa in ay hubiyaan in heshiiska la gaadhay la ixtiraamo qabiiladooduna ay fuliyaan,” ayay tidhi.

Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee duleedka Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore billowday olole saddex waji leh oo lagu qaadayo jid gooyooyinka sharci darada ah ee ay maleeshiyaad dhigteen waddooyinka Muqdisho ku xira caasimadda gobolka Shabeelaha Hoose ee Marka iyo caasimadda gobolka Bay ee Baydhaba.

Muddo sanado ah, ayay jid gooyooyinkan qiimaha safarka sare u kiciyeen iyaga oo halis u ahaa gadislayda, dareewalada gawaarida iyo muwaaddiniinta caadiga ah oo si joogto ah ugu safra inta u dhaxaysa Muqdisho iyo caasimad goboleedyada, iyada oo waqtiyo badan la dhaco xoolahooda, mararka qaarna ay xaaladdyu sidaa kasii xuntahay.

Muwaaddiniinta ayaa labadii bilood ee la soo dhaafay xukuumadda federaalka ah ugu baaqayay in ay qaadaan jid gooyooyinka, blase waxba lagama qaban. Si xukuumadda loogu cadaadiyo in ay tallaabo qaaddo, ayay Gudiga Iskaashatada Gaadiidka Gobolka Shabeelaha Hoose, oo ah urur maxalli ah oo matala dareewalada ganacsiga, waxa ay cabashadooda u gudbiyeen xukuumadda, waxa ayna soo agaasimeen shaqo joojin bilaabatay 12-kii Maajo. Xukuumadda ayaa arrintaa ka jawaabtay maalintii xigtay.

“Waxaan xulanay ciidamo gaar ah si ay u qaadaan jid gooyooyinka la dhigay waddooyinka,” ayuu warfidiyeenka u sheegay Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Khaliif Cilmi, oo ah abaanduulaha militariga Soomaaliya maalintii Maajo 13-keedii.

Guddoomiyaha iskaashatada gaadiidka Yuusuf Cabdi Cumar ayaa sheegay in tallaabada xukuumadda ay aheyd tallaabo wanaagsan.

“Mas’uuliyiinta militariga ayaa noo sheegay in howlgalada kadhanka ah jid gooyooyinka ay u fulin doonaan seddex waji,” ayuu Cumar u sheegay Sabahi. “Wajiga koowaad, jid gooyooyinka yaala inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa la qaadi doonaa. Wajiga labaad, waxa ay jid gooyooyinka kala dagaalami doonaan inta u dhaxaysa Marka iyo [Muqdisho], iyada oo wajiga ugu dambeeyana uu noqon doono inta u dhaxaysa Afgooye iyo Baydhaba.”

“Jid gooyooyinka yaala inta u dhaxaysa Afgooye iyo Muqdisho waa la qaaday, marka laga reebo laba jid gooyo oo yaala Lafoole iyo Baar Ismaaciil, halkaa oo lacago sharci ah lagu qaadi doono,” ayuu yiri.

Wali wax badan baa dhiman

Khadar Muufow, waa 34 jir, dareewalna ka ah gaadhi 20 qof qaada oo u kala goosha 250-ka kiiloomitir ee dhaxaysa Baydhaba iyo Muqdisho. Waxa uu sheegay in dadaalada xukuumadda la ammaanay balse loo baahanyahay in la balaadhiyo.

“Maamulka waxa uu mar horeba sameeyay horumar hoos loogu dhigayo tirada jid gooyooyinka sharci darada ah, hase yeeshee wali ma aanay dhamaystirin in ay meesha ka saarto caqabadaha ay isbaaradu ku tahay isu socodka,” ayuu u sheegay Sabahi. “Wali waxaa jira dhibaato weyn oo naga soo wajahaysa wadada, gaar ahaan marka aan rabno in aan u safarno Baydhaba. Waxaan safarkiiba qarash garaynaa in ka badan 1 milyan oo shilin ($55 doolar) oo aan ku bixino jid gooyooyinka sharci darada ah ee yaala inta u dhaxaysa Baydhaba iyo Afgooye.”

Maxamuud Suldaan, oo ah dareewal ka shaqeeya wadada isku xirta inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Marka, ayaa sheegay in maleeshiyaadka inta badan ay dhaawacaan, ayna dhacaan darawalada.

“Labo darawal ayaa la dilay labadii todobaad ee lasoo dhaafay, kooxo baabuur watay iyo rakaabba waa la dhaawacay kadib markii ay si lama filaan ah u toogteen maleeshiyaad ku labisan dharka militariga. Rakaabka gawaaridana si joogto ah ayaa loo dhacaa,” ayuu u sheegay Sabahi.

Ardo Cali, oo ah 50 jir ganacsato ah, oo khudradda u kala gudbisa inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Marka, ayaa sheegtay in xukuumadda ay qaaddan tallaabooyin wanaagsan oo ku aaddan la dagaalanka maleeshiyaadka waddooyinka dhigta jid gooyooyinka sharci darada ah.

“Aad ayaannu u walwalsan nahay mar allaala marka aan ka tagno Muqdisho oo aan u socono Shabeelaha Dhexe maxaa yeelay mar walbo waxaannu ka baqnaa in ay na toogtaan maleeshiyaad doonaya in ay joojiyaan gawaarida [si ay lacago xoog ah u bixiyaan],” ayay u sheegtay Sabahi. “Burcadda ayaa gawaarida ka dalbada lacago [marka ay ka gudbayaan jid gooyooyinka] taa oo aanan bixin karin, marka aan diidno in aan bixinana, wan na dhacaan, waxa ayna naga qaataan waxa aan sidano.”

Nuur Axmed, waxa uu maalin walba ka safraa gurigiisa oo ku yaala Muqdisho isagoo u safra Muqdisho, halkaas oo uu shaqaale ka yahay urur aan faa’ido doon ahayn oo maxali ah oo cunada siiya dadka barakacayaasha ah.

Axmed waxa uu sheegay in jid gooyooyinka ay kharashaadka safarka uga dhigeen safareyda kuwo aan la saadaalin karin maxaa yeelay waxa ay bixiyaan inta badan kharashaadka dheeriga ah ee baslayda ay ku bixiyaan jid gooyooyinka. “Waxaan xukuumadda ka dalbanaynaa in ay qaaddo dhammaan jid gooyooyinka haray, ayna ka hor tagaan in dib loo soo dhigo, iyaga oo si joogta ah ay tahay in ay ula socdaan waddooyinka [marka howlgalkan la dhameeyo],” ayuu u sheegay Sabahi.

Diisembertii hore, ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa si lagu guulaystayu qaaday in kabadan 60 oo isbaaro oo yaalay Muqdisho.

Xildhibaano ka noqday mooshin ay uga soo horjeedeen Shirdoon iyo Xukuumadda.
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra’iisul-wasaaraha iyo xukuumaddiisa ay waydiistaan codka kalsoonida kadib markii ay la kulmeen mucaarado.

“Barlamaanku waxa uu xaq u leeyahay in uu soo gudbiyo mooshin uu uga soo horjeedo xukuumadda, laakiin taasi macnaheedu maaha in la kala daadiyo hannaanka dib u soo kabasho ee uu dalku ku jiro,” ayuu yiri Ra’iisul-wasaarihii hore Maxamed Cabdi Yuusuf, oo ka mid ahaa 90 xildhibaan oo markii hore taageeray mooshinka. “Waxan doonaynaa in aan dib-u-dhisno dalkeenna waana sababtaas tan aan go’aankii uga noqonnay.”

Barlamaanka ayaa la filayay in uu ka doodo mooshinka Arbacada.

Xildhibaan Xasan Kenyanaan, oo ka soo horjeeday mooshinka, ayaa sheegay in ay fiican tahay in marba wasiir loo yeero intii la beegsan lahaa xukuumadda oo dhan.

“Haddii aad wax ku haysato wasiirrada qaar, barlamaaanku marba mid ayuu u yeeri karaa dhibkana sidaas ayaa lagu xallin karaa laakiin in la burburiyo wixii aan soo dhisnay lixdii bilood ee la soo dhaafay waa khalad weyn,” ayuu yiri Keynaan, sida ay sheegtay Shabakadda Wararka Shabeelle ee Soomaaliya.

Xildhibaanad Aamina Maxamed Mursal ayaa sheegtay in mooshinku uu carqalad ku yahay shaqada xukuumadda xilli aad muhiim u ah. “Xukuumaddani waxa ay ku guuleeysatay in ay dib u soo celiso xiriirkii caalamiga ahaa ee beesha caalamka waxana ay muujisay horumar wayn oo lagu naalloon karo,” ayay tiri.

Boqolaal ka mida dadka reer Muqdisho ayaa Isniintii barlamaanka hortiisa ka sameeyay dibad-bax ay uga soo horjeedaan mooshinka.

Daawo Video Cajiib ah : Nin La lagdamaya 5 Libaax.

Obama oo ka codsaday Burma inaan lagu xadgubin Muslimiinta.
Madaxweynaha Maraykanka ayaa aqalka cad markii ugu horeysay muddo ka badan 50 sano ku qaabilay Madaxweynaha dalka Myanmar (Burma).

Thein Sein, Madaxweynaha Myanmar (Burma) ayaa booqashadii ugu horeysay ku tagay dalka Maraykanka, xili dowlada Maraykanka ay xiriirkii ay lalaheyd dalka Burma dib usoo celisay.

Obama ayaa wadahadalkii uu la yeeshay Madaxweyne Sein diirada ku saaray arrimaha Muslimiinta ku dhaqan dalka Burma ee xasuuqa lagu wado, isagoo sheegay in dowlada Burma ka shaqeyso illaalinta xaquuqda shacabka Muslimiinta ah, wuxuuna Madaxweynaha Maraykanka sheegay inay dhankooda diyaar u yihiin inay caawinaad u fidiyaan dowlada cusub ee Burma oo markii ugu horeysay lagu soo daray xubno shibil ah.

Kenyan President seeks Nigeria’s intervention in solving Somalia’s problem.
The President of Kenya, Uhuru Kenyatta, has requested Nigeria’s help in finding an African solution to the Somali crisis, which he said, had spilled into Kenya.

William Ruto, the Deputy Prime Minister of Kenya and Special Envoy of Mr. Kenyatta to Mr. Jonathan, delivered the message at the State House, Abuja on Friday.

He said, “Nigeria plays a leadership role in Africa and Kenya needs you to join other leaders for a framework to help resolve the Somali problem.’’

Mr. Kenyatta said that Mr. Jonathan’s personal intervention in the Somali problem would help greatly. He also spoke on improving relations through extending Kenya Airways flight to Abuja as well as Kenya’s commitment to enhancing intra-African trade.Responding, Mr. Jonathan said that Africa needed to find a collective solution to the problem in Somalia, suggesting a meeting of leaders on the sidelines of the AU 50th Anniversary Summit, scheduled for next week.

He said that Nigeria was concerned about the activities of terrorists in Somalia and other places in Africa and the attendant negative effects on peace and development on the continent.

“I have just declared a state of emergency in three states in our country to check the havoc of terrorists. So, I can appreciate the issues confronting Somalia and Kenya.’’

On the bilateral level, Jonathan said that Nigeria and Kenya had a lot to gain from stronger mutual relations.

He assured the envoy of necessary cooperation in that regard.

Duufaan cagta marisay magaalada Oklahoma, USA [Sawiro]
Duufaan xoogleh ayaa dulmartay magaalada Oklahoma, duufaantaasi oo ah nooca Tornado loo yaqaan ayaa burbur baaxadleh u geysatay guryaha iyo gaadiidka.

Ugu yaraan 90 qof ayaa ku dhintay duufaantan oo goobaha ay burburisay ay ku jiray iskuul-hoose oo ay ku dhinteen 21 caruur ah.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay magaalada Oklahoma si gurmad loogu fidiyo dadka khasaaraha kasoo gaaray duufaantan oo si kadis ah shalay gelinkii danbe ku dulhabsatay magaalada Oklahoma oo kamid ah goobaha dalka Maraykanka oo ay inta badan ka dhacaan duufaanta loo yaqaan Twister ama Tornado

. Shacabka ayaa heystay digniin 16 daqiiqo ah kahor intaan duufaanta soo cago dhigan magaalada Oklahoma, taasi oo keentay in dad badan fursad u waayeen inay u baxsadaan goobaha guryaha hoostooda ah oo ay kaga dhuuntaan duufaantan xooga badan.

Maxkamad Puntland ah oo 78 Iraaniyiin ah ku ganaaxday kalluumaysi sharci-darro ah.
Maxkamad ku taal Boosaaso ayaa dambi ku heshay dabadeedna ganaaxday 78 Iraaniyiin ah Axaddii  taasoo ay ku muteeysteen kalluumeeysi sharci-darro ah oo ay ka sameeyeen biyaha Puntland dhammaadkii Abriil, sidaana waxa wariyay Garowe Online-ta Soomaaliya.

Garsoore Sheekh Aadan Axmed ayaa ku ganaaxay milkiilayaasha shanta doonyood $100,000 oo doolar midkiiba, iyada oo naakhuudayaasha kiib lagu xukumay $5,000 oo doolar. Kalluumaeeysatada kale ayaa kiiba lagu ganaaxay $2,000 oo doolar.

Laba iyo toban Soomaaliya oo lala qabtay Iiraaniyiinta ayaa sidoo kale iyagana lagu ganaaxay lacago aan la sheegin.

Kalluumaysatada ayaa la siiyay in ay 45 maalmood ku bixiyaan ganaaxyada. Haddii ayan milkiilayaasha doonyuhu ku bixin ganaaxa 45 maalmood gudohood, doonyahooa waa lala wareegi doonaa.