Haweeney naasaha soo gashatay daroogo 1,4 kilo ah oo lagu qabtay garoonka El Prat, dalka Spain

Published on December 12, 2012 by   ·   No Comments

Haweeney ka soo kicitintay dalka Colombia ayaa naasaha qaab qaliin ah ku soo gashatay daroogada dilaaga ah ee loo yaqaan KOKAIN, waxaana lagu qabtay garoonka diyaaradaha El Prat ee magaalada Barcelona, dalkaasi Spain.

Shakiga ayaa dhaliyay kadib markii haweeneyday ay booliska migarashanka weydiiyeen ujeedka safarkeeda ee dalka Spain, waana ay cadeyn weysa arrintaasi.

Booliska ayaa go`aansaday in ay baaraan haweeneydan, waxaana ay ka heleen faashado dhiigleh oo naasaha saaran iyo qaliin cusub, markii la weydiiyayna waxaa ay ku jawaabtay in ay dhawaan qaliin ku sameysatay naaseheeda si ay ugu weynaadaan.

Kadib arrintan ayaa waxaa haweeneyda loo diray cusbitaalka si baaritaan dheeraad ah loogu sii sameeyo, waxaana laga soo saaray laba bocood oo daroogada Kokainta ah oo marki la isku daro kiiladooda ay gaarayeen 1,4 kilo.

Sida ay qoreen jariiradaha kasoo baxa dalka Spain, qabashada la qabtay haweeneydan ayaa waxaa ay bad-baadisay nolosheeda oo hadii ay ku dhex qarxi lahaayeen bacooyinka ay dhiman laheyd.

 

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Free WordPress Theme