Kenya: Qaxootigu waa inay tagaan Dhadhaab

Published on December 18, 2012 by   ·   No Comments

somali refugeesDowladda Kenya ayaa ku amartay tobanaan kun oo qaxooti ah oo ku nool magaalooyinka inay dib ugu laabtaan xeryaha qaxootiga.

Dowladdu waxay sheegtay in dhammaan dadka Soomaalida ah ee magangalyo doonka ah iyo qaxootiga ay iska xaadiriyaan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee u dhaw soohdinta Soomaaliya.

Dadka ka yimid dalalka kale ayaa iyaguna anar lagu bixiyay inay iska xaadiriyaan xeryaha qaxootiga ee Kakuma oo ku yal Waqooyiga galbeed ee Kenya.

Weriyayaasha ayaa sheegaya in xeryahan ay yihiin kuwo buux dhaafay oo go’doon ah.Tallaabadan ayaa waxa ay ka dambeysay weerarro is xigay oo ka dhacay xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi, iyo weliba qeybo kale oo ka mid ah waqooyiga bari ee dalka, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyaan kooxda Islaamiga ee al-Shabaab

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
WordPress Themes