La heystayaal u dhashay Iiraan oo ay soo badbaadiyeen ciidamada Galmudug.

Published on November 6, 2015 by   ·   No Comments

  

Ciidamada amniga ee maamul goboleedka Galmudug ayaa soo badbaadiyay afar la heyste oo u dhashay dalka Iiraan kuwaas oo burcad badeed ay afduub ugu heysteen xeebaha Mudug.
Madaxweyne ku xigeenka maaamul goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada ay ku guuleysteen inay soo bad baadiyaan la heysteyaasha, wuxuuna howlgalkaas uu ku tilmaamay inuu qeyb ka yahay qorshaha ay ku doonayaan inay ku ciribtiraan burcad badeeda.

Afarta qof oo ahaa kaluumeysato ayaa muudo 10 bilood ay heysteen burcad badeeda waxayna doonayeen inay ka qaataan lacag madax furasho ah.

Comments
COMMENTS (0)




Premium WordPress Themes

image

Koffi Olomide case: Kenya deports singer over airport ‘kick’

The Kenyan authorities have deported one of ...
erdogan

Waa nin ceykee ah:- Rajab Tayyip Ardogan.

Istanbuul- Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyip Ardogan, ...
img_0776-1.jpg

Banaanbax looga soo horjeedo Afgambiga fashilmay ee Turkiga oo ka socda Muqdisho.

Muqdisho -Waxaa iminka ka socda Taalada Daljirka ...
img_0775-1.jpg

Sargaalka hogaaminayey Afgambigii dhicisoobay ee Turkiga oo la ogaaday.

Istanbul -Wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu ayaa ...
img_0774-1.jpg

Erdogan oo kahadlay Afgambigii dhicisoobay.

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa kasoo ...
img_0063-1.jpg

Deg Deg: Dowlada Turkey oo la afgambiyay. 

Wararka ka imanaya wadanka Turkiga Ayaa sheegaya ...
25-Shishani

ISIS oo xaqiijisay inuu dhintay wasiirkoodi dagaalka

Kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ayaa xaqiijisay ...
˜Abu Ubaidah’,

Hogaamiyaha al-shabaab oo markii ugu horeysay fariin cod ah soo duubay.

Ururka Al-Shabab ayaa shalay cod ay sheegeen ...
img_0106-1.jpg

Gabar Isdaldashay markii Sawirkeeda lagu soo bandhigay Facebook -ga.

 Gabar 21 jir ah oo u dhalatay ...
img_0771-1.jpg

Ra’iisul wasaaraha Britain oo maanta xafiiska bannaynaya.

Ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron ayaa sheegay ...
Free WordPress Theme