La heystayaal u dhashay Iiraan oo ay soo badbaadiyeen ciidamada Galmudug.

Published on November 6, 2015 by   ·   No Comments

  

Ciidamada amniga ee maamul goboleedka Galmudug ayaa soo badbaadiyay afar la heyste oo u dhashay dalka Iiraan kuwaas oo burcad badeed ay afduub ugu heysteen xeebaha Mudug.
Madaxweyne ku xigeenka maaamul goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada ay ku guuleysteen inay soo bad baadiyaan la heysteyaasha, wuxuuna howlgalkaas uu ku tilmaamay inuu qeyb ka yahay qorshaha ay ku doonayaan inay ku ciribtiraan burcad badeeda.

Afarta qof oo ahaa kaluumeysato ayaa muudo 10 bilood ay heysteen burcad badeeda waxayna doonayeen inay ka qaataan lacag madax furasho ah.

Comments
COMMENTS (0)




Premium WordPress Themes

image

Turkiga: Nigeria iskuullo hanaga xiraan.

  Dawladda Turkiga ayaa Nigeria ka codsatay in ...
Khizr Khan

Khizr Khan:Aabe Muslim ah Oo Khudbad Qiiro leh ka Jeediyey Shirka Dimoqraadiga

PHILADELPHIA — Muhaajir muslim ah ayaa shirka Dimoqraadiga ...
doorashada maraykanka

Doorashada Maraykanka:Hillary Cilinton oo aqbashay Musharaxnimada Xilka Madaxweynaha.

Hillary Clinton ayaa xalay si rasmi ah ...
ganacsato Somali

Koonfur Afrika oo hanti ganacsato Somali looga gubay.

Cape town—Meherado ganacsi oo ay la haayeen ...
Nigerians  executed

Three Nigerians executed in Indonesia, 10 cases postponed.

CILACAP, Indonesia (Reuters) - Indonesia executed four ...
xildhiban

Al-Shabab says ex-Somali MP Salah Nuh Ismail was suicide bomber.

A former member of Somalia's parliament was ...
Abdul Hamid Dashti

Kuwaiti MP gets 11 years in jail for offending Saudi Arabia.

  Controversial Kuwaiti member of parliament Abdul Hamid ...
Abdul Hamid Dashti

Xildhibaan 14 Sano Xarig ah lagu Xukumay.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka  dalka Kuweytayaa Maxkamad ...
image

Koffi Olomide case: Kenya deports singer over airport ‘kick’

The Kenyan authorities have deported one of ...
erdogan

Waa nin ceykee ah:- Rajab Tayyip Ardogan.

Istanbuul- Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyip Ardogan, ...
WordPress主题 UA-29489560-1