Macalin dugsi oo kafiican macaliminta aduunka kale >(daawo)

Published on December 20, 2012 by   ·   No Comments

macalin1Dhuusamareeb, Somalia (FAAFIYE) -Hadoo macalinkan oo kale jiri lahaa Mareykanka yaa haweeysan lahaa ciyaalkii lagu dilay  Mareykanka wigii lasoo dhaafay.

Sawiradan markaad aragto waxaad is weydiineysaa ninkan hostage-ka caruurta u heysto wuxuu rabaa, ma lacag buu rabaa, dad laga heysto muu ku madax furanayaa caruurta. Maya, maya, maya, intaasba ma aha ee waa sida hadda xaalada Soomaaliya tahay. Dugsigii quraanka ayaa sidaan isku badalay.

Waxaa bilaabatay in la dilo macallimiintii dugsiyada. Macallinkan wuxuu qoriga iskaga ilaalinayaa Al Shabaab. Sawiradan waxaa laga soo qaaday magaalada Dhuusa-mareeb. Dagaalo farabadan ayaa ka dhacay Dhuusa-mareeb oo u dhexeeyo Ahlusuna iyo Al Shabaab.

Ninkii caruurta ku laayay iskoolkii ku yaalay Mareykanka hadduu dugsigaan iman lahaa, waxaan filayaa in ay xaaladiisa weji kale yeelan lahayd. macalin2macalin3macalin4
macalin5

Ayanle Hussien reporting

faafiye team

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Premium WordPress Themes