Madaxwaynaha oo xarigga ka jaray xarunta Nabad-sugidda .

Published on January 6, 2013 by   ·   No Comments


xasan-sheekh

Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta xarigga kaga jaray xarunta hay’adda nabad-sugidda qaranka ee magaalada Muqdisho oo dib loo dayactiray.

Madaxweynaha oo ka qaybgalay xaflad lagu maamuusayey xuska 40-guuradii ka soo wareegtay markii la dhisay ciidamada nabad-sugidda ayaa hambalyo u diray ciidamada nabad-sugidda, wuxuuna ammaanay howlaha ay hay’adda hayso oo uu ku tilmaamay kuwa qayb ka ah tallaabooyinka ammaanka dalka lagu sugayo.

Xasan sheeg ayaa ku dhiira-geliyay hay’adda nabad-sugidda inay sii waddo howlaha baaxadda leh ee ay wadaan.
Madaxweyne Xasan ayaa kula dardaarmay shacabka Soomaaliyeed inay ka qaybqaataan dib u dhiska dalkooda iyo soo celinta xasilloonida.

Wuxuu mar kale ku celiyay sida ay uga go’an tahay inuu u dhaqan-galiyo siyaasaddiisa lixda tiir oo uu ammaanka ugu horreeyo.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ayaa maanta u dabaaldegtay sanadguuradii 41-aad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay.

nabad sugida


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Premium WordPress Themes