Madaxweyne Obama oo ku baaqay ‘wax qabad’

Published on December 19, 2012 by   ·   No Comments

Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama, ayaa weydiistay ku xigeenkiisa, Joe Biden, inuu la yimaado qorshooyin adag oo wax looga qabanayo dhibaatada hubka bisha soo socota.

Arrintan ayaa timid kadib dhacdadii Jimcihii oo nin dabley ah uu toogasho ku dilay 20 caruur ah iyo lix qof oo kaleiskuu ku yaal magaalada Newtown ee gobolka Connecticut.

Mr Obama, ayaa waxa uu sheegay inuu isticmaali doono dhammaan awoodda uu leeyahay xafiiskiisa si wax looga qabto dhibaatada.Laakiin waxa kale oo uu sheegay inuu u baahan yahay taageerada dadka Mareykanka.

Mr Biden waxa uu hoggaamin doonaa koox eegi doonta xakameynta qoryaha iyo arrimaha la xiriira oo ay ku jiraan helitaanka daryeelka caafimaad ee dadka maskaxda looga jiro iyo dhaqanka uu Madaxweyne Obama ku tilmaamay in si weyn loo ammaano dagaalka hubka.

Mr Obama waxa uu sheegay in dagaalka hubka uu yahay dhibaato aad u adag laakiin aanu ku marmarsiyoon karin in aanu waxba ka qaban.Aas kale ayaa maanta loo sameeyay qaar k a mid ah dadkii Jimcihii lagu dilay weerarka magaalada Newtown.

Related posts:

COMMENTS (0)

Comments are closed.

Faafiye Latest news.
xukun

Puntland to deport 52 illegal Ethiopian immigrants.

The high court in Garowe the capital ...
faafiye.com
UNFR-300x187

Qaramada Midoobay Oo Ciidamo Gaar Ah Keentay Muqdisho.

Ciidan gaar ah oo ka socda Qaramada ...
.
Faafiye Latest news.
Xasandsh-300x200

Xasan Sh. Maxamuud: Dadka Reer Taleex Xaqbay U Leeyihiin Inay Tashadaan”

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si ...
Faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Warkii ugu dambeeyay
1297534322952_ORIGINAL

Report: Lupita Nyong’o Dating Somali Rapper K’Naan.

*Her famous photobombing brother Peter may have been her ...
Captain Philips 4

‘Captain Phillips’ trailer: Somali actor Barkhad Abdi sparks supporting Oscar buzz.

A new trailer for the upcoming film ...
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

// // Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Free WordPress Themes