Madaxweyne Xasan oo la kulmay Museveni.

Published on December 26, 2012 by   ·   No Comments


Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud iyo Museveni

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada hadal kula yeeshay dalka Uganda Madaxweynaha Yuweri Museveni.

Sida uu BBC u sheegay Safiirka Soomaaliya ee agaalada Kampala, Sayid Axmed Sheekh Daahir, labada Madaxweyne ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal oo uu ku tilmaamay mid hadda nqoday joogto.

Waxa uu sheegay in labada hoggaamiye ay ka wada hadleen arrimaha ammaanka iyo sidii ay Uganda gacan uga geysan lahayd shaqada ay hadda ka wadaan Soomaaliya oo ciidamo ay ka joogaan.

Waxa kale oo la isla soo qaaday sidii ciidanka tababaro loogu fidin lahaa iyo dhisitaanka hey’adaha dowladda.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho ku maraya dalalka deriska ah sida Kenya oo dhawaan uu kulan la yeeshay Madaxweyne Mwai Kibaki.


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Free WordPress Themes