Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Published on February 22, 2012 by   ·   No Comments


Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala duwan , kadib markuu dhacay dagaalkii sokeeye , shacabkiina ay ka soo Qexeen wadankii, ayaa waxaa halkaa ku lumay curintii ama uruuriskii amaba sameeyntii fanka Soomaaliyeed .

Wixii dagaalkii ka dambeeyay waxaa soo baxay fanaaniin cusub kuwaaaso masraxa isla soo taagay HEESO ay lahaayeen fanaaniintii ka horeeysay , haba ku fadeexadooban , magacyo na ha ugu baxaan sida magaca WAJIYO XUN oo ay soomaalidu dhib badnidoodu ku dhijiyeen fanaaniinta waagas jirey .

Laakiin hadaad si u fiirisid layaab ma leh sababtoo ah fanaaniintaasi dan ayaa u geeysay  ineey xadaaan heesahaas maadama uu dalkii  burburay kadibna halkaas uu ku burburay FANKII la na waayey Abwaanin u qorta heeso cusub.

dacaayad badan kadib ,ayaa waxaad mooda in fanaaniintu hada badanaa ay la soo baxeen heeso CUSUB oo ay iyagu leeyihiiin , taaso ah wax lagu farxo , horumar na u ah Fanka Soomaaliyeed .

Laakin waxaa kalo oo dhacay in ay fanaaniintu QAAR ay u “fikireen” si yaro, oo aad u dhib yar , iyagoo is yiri waxaa tihiin SMART , ama XARIIF , ama qof caqli badan ..

waxeey sameeyeen faanaaniintani ineey dhinac mareen SHAQADA dhibaka badan ee sameeynta iyo QORIDA HEESAHA ,iyagoo la yimi fikir cusub kaa soo ah ..

“”MAXAAN HEES QORID ISKUGU MASHQUULIN MIYAAN AWOODIN INAAN RAADIYO  HEESIHII HORE…. KUWA AAN SAAS CAAN KA U EHEEN ,,, Kadib na aan shacabka ku war galiyo inaan ANIGU qoray HEESAHAAS , oo aan anigu leeyahay.

Waa Fikrad fiican dabcan LAAKIIN , waxeey ilaaween amaba aysan xisaabta ku darsan in dadka la yiraahdo “SOOMAALI” ay yihiin dad aad u dhib badan , aadna u jecel ineey daba galaan qofka iyagoo raadinaya si ay ku fadeexadeeyaan.

Hadaba isla sidaaas aan soo sheegnay ayaa ku dhacday dhowr fanaan durbaba ,, fanaaniintaas oo aaad u CEEBOOBAY kadib markii ay QARAXDAY beentii ay shacabka u sheeegeen,

Waxaa dhacday in laga daba keeno CADEEYN maqal iyo MUUQAAL AH  , taaso beeneeyneysa sheegashadii ay  sheegteen heesaha la sameeyay 30 Ilaa 40 sano ka hor .

Halkan waxaa idinku heeynaa labo ka mid ah fanaaniintaas .

FANAANKA KOOOWAD WAA ….

Fuad Cumar

FANAANADA LABAAD WAA .

Ayaan Warsame



COMMENTS (0)




WordPress Blog

IMG_0002-0.jpg

Bardhere oo laga qabsaday al-Shabaab.

   Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, ayaa waxa ...
IMG_0001-1.jpg

Xabsiga Guantanamo Bay oo la xirayo.

   Aqalka cad ee Maraykanka looga arrimiyo ayaa ...
camu_9

Daawo Sawirada Ardayda Jaamacadda SIMAD oo dad badan oo aragga la’ ulo u qaybisay

...
kenya-police

Nin ku dhacay kamid noqoshada Ciidamada Kenya oo dharbaaxay Sargaal kadibna si xun loo ciqaabay

https://www.youtube.com/watch?v=ZMKMCgoi4oY Talefishinka KTN ee laga leeyahay Dalka Kenya ...
Weapons for sale at a market in Mogadishu

Farah Macallim oo sheegay in Ciidamada AMISOM ay Hubka iyo agabka Ciidamada ka iibiyaan Xoogaga Alshabaab (Warbixin xasaasi ah)

Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya, Farah Macallim ...
273AD23200000578-3022586-image-a-5_1427996670324

XAYIRAADAHA AY KENYA SAARTAY 13 XAWAALADOOD IYO XISAABAADKA 86-QOF OO SOMALI AH

Dowlada Kenya ayaa xirtay isla markaasna ruqsadii ...
saado

Ragii dilay Xildhibaanad Saado Cali iyo Xildhibaano kale oo Maanta Xukun dil ah lagu riday

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Dowlada Soomaaliya ayaa ...
IMG_0873-0.JPG

70 ku Dhimatay Weerarka Jaamacadda Garissa.

  Ugu yaraan 70 qof ayaa ku dhimatay ...
IMG_0815-0.JPG

Khasaaraha Weerarka Al-Shabab Ku Qaaday Huteelka Maka Al Mukarama.

  Safiirkii Soomaaliya ee dalka Switzerland Yuusuf Maxamed ...
amal-_2921296b

Yaab: Gabar Somali-British ah oo Gaalo noqotey

https://www.youtube.com/watch?v=E3t0mVM8tNM Gabar Somali-British ah oo noqotey gaalo ama ...
WordPress主题