Mubaarak oo dacwadiisa dib loo qabanayo.

Published on January 13, 2013 by   ·   No Comments


HOSNI MUBARAK

Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak, ayaa mar labaad dacwadiisa dib loo bilaabayaa iyadoo lagu eedaynayo inuu joojin waayay dhimashada boqolaal qof oo la dilay iyagoo mudaaharaadayay xiligii kacdoonka Masar ee xukuumadiisa lagu riday.

Maxkamada racfaanka ayaa amartay in dib loo qabto dacwadiisa.

Bishii June ayaa maxkamad ku xukuntay Mubaarak xabsi noloshiisa inta ka hartay.Waxaa lagu helay danbi inuu masuul ka ahaa dilka ay gaysteen ciidamada ammaanka si ay u joojiyaan kacdoonka.

madaxii hore ee ammaanka ee dowladdii Mubaarak oo isagana lagu xukumay xabsi noloshiisa inta ka hartay ayaa dacwadiisa mar labaad la qabanayaa.


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
WordPress主题