Puntland oo soo daysay Markab

Published on December 23, 2012 by   ·   No Comments


puntland oo markab soo daysay

Masuuliyinta dowladda Puntland ayaa sheegay inay xaqiijiyeen sii daynta in ka badan labaatan shaqaale markab oo ay afduubeen burcad baddeed saddex sanno ka hor.

Waxay sheegeen in ciidamada ammaanka ay sidoo kale soo daayeen markab wata calanka Panama, MV Iceberg One iyo inaan la isticmaalin xoog.

Waxay sheegeen dadka la soo daayay in jirkooda uu ka muuqday jir dil.

Howlgalka lagu soo daayay maxaabiista ayaa bilaabmatay laba toddobaad ka hor, markii ciidamada ammaanka ay dileen burcad hub u waday markabka la haystay.

Way yartahay in ciidamada Soomaalida ay maraakiib ku soo daayaan xoog


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Free WordPress Themes