Qarax ka dhacay Xaafada Islii Magaalada Nairobi.

Published on November 18, 2012 by   ·   No Comments


Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu qarxiyay Bas ay saarnayeen Shacab, Qaraxaaso ay Ku dhinteen ilaa Todobo Qof kuna dhaawacmeen Sodomeeyo kale .

Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow kaniisad ku taala xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi.

Xaafadda ayaa ah meel ay Soomaalida ku badan tahay, isla markaana ay ku heystaan ganacsiga ugu ballaaran Kenya.

Dhalinyaro hubeysan oo careysan ayaa wararku sheegayaan in qaraxa kadib ay weerareen xaafadaha Soomaalidu deggan tahay, iyo goobaha ganacsiga Soomaalida ay ku leedahay Eastleigh.

Weerarada iyo qaraxyada ka dhaca dalka Kenya ayaa kordhay tan iyo intii ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya.


Tags:  , , , ,

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Premium WordPress Themes