Rabshado ka dhacay Borame.

Published on December 30, 2012 by   ·   No Comments


rabshado borame

Banaanbaxyo ka dhacay Boorame maanta ayaa looga soo horjeedaa inaan xilka loo dhaarin dadkii lagu doortay doorashadii Saylac ee Somaliland.

Natiijooyinkii doorashada kadib, ayaa la daahiyay in dadkii ku soo baxay doorashada Saylac in loo dhaariyo xilalkoodii.

Arrintan aya aka xanaajisay dadka reer Boorame oo bannanbax sameeyay. Masuuliyiin ka tirsan Somaliland oo booqday Boorame ayay dadkii banaanbaxayay rabshado ku sameeyeen, taasoo keentay in ilaaladii masuuliyiinta ay xabado ku furaan dadka rabshadaha samaynayay oo weeraray baabuurta iyo masuuliyiinta Hoteelkooda.

Hal qof ayaa dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen xabadaha ay askarta rideen.


Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Free WordPress Themes